Wafti uu Hogaaminayo Gudoomiyaha ONLF, Eng Salaxdin Cabdiraxmaan Xaaji Macow oo ka Degay San Diego

Wafti uu Hogaaminayo Gudoomiyaha ONLF, Eng Salaxdin Cabdiraxmaan Xaaji Macow oo ka Degay San Diego

San Diego – [Ogaden.info, August 7, 2010] – Waxaa magaalada San Diego ee gabalka California ee dalka Maraykanka soo gaadhay maanta wafti balaadhan oo uu hogaaminayo gudoomiyaha ururka ONLF, Eng. Salaxdin Cabdiraxmaan Xaaji

Sunday, August 8th, 2010 Full Story

Analyst Says Indictments May Reveal Somali Sympathies Toward Al-Shabab

Analyst Says Indictments May Reveal Somali Sympathies Toward Al-Shabab

An analyst has expressed concern Somali residents in the United States could be violently targeted by Americans after Attorney General Eric Holder announced the indictment of 14 people charged with providing support to the hard-line

Friday, August 6th, 2010 Full Story

Shirkii Washington DC, Uga Socday ONLF iyo Itobiya oo la Soo Gabogabeeyey

Shirkii Washington DC, Uga Socday ONLF iyo Itobiya  oo la Soo Gabogabeeyey

Shirkii Washington DC uga socday ururka ONLF iyo dawlada Itobiya oo ku dhamaaday isfaham wanaagsan iyo iyada oo loo balamay talaabada tan xigta oo la filayo in ay ka dhicidoonto gudaha dhulka Somalida Ogadeeniya.

Wednesday, August 4th, 2010 Full Story

Wadahadaladii u Dhaxeeyey ONLF iyo Itobiya oo Wali ka Socda Washington DC

Wadahadaladii u Dhaxeeyey ONLF iyo Itobiya oo Wali ka Socda Washington DC

Washington DC, August 02, 2010 – Waraka ka imanay magaalada Washington ee cariga Maraykanka ayaa sheegaya in wadahadaladii nabada ee u dhaxeeyey ururka ONLF iyo dawlada Itobiya uu galay maalintii saddexaad, uuna marayo

Tuesday, August 3rd, 2010 Full Story

ONLF iyo Dawlada Itobiya oo Kulan Uga Furmey Washington,DC U.S.A

Wafti balaadhan oo ONLF ah, ayaa waxay labadii maalmood ee ugu danbeyey ku sugan yihiin magaalada Washington DC, ee caasimada wadanka mareykanka, halkaasi oo uu ka socdo wadahadal nabadeed oo u dhaxeeya dawlada Itobiya

Sunday, August 1st, 2010 Full Story

Waraysi ay Ideecada BBC, la Yeelatay Gudoomiyaha ururka ONLF

Waraysi ay Ideecada BBC, la Yeelatay Gudoomiyaha ururka ONLF

Gudoomiyaha ururka ONLF, ayaa waraysi dheer siiyey Ideecada BBC-da isaga oo ku sugan magaalada Washington ee dalak Maraykanka halkaas oo uu kaga qayb galyo wada xaajood u dhaxeeya dawlada Itobiya iyo Jabhada ONLF, ee uu

Sunday, August 1st, 2010 Full Story

Wafti Balaadhan oo ONLF ah, oo Xalay Gaadhay Magaalada Addis Ababa

Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo gudoomiyaha golaha dhexe ee ururka ONLF [shuurada],  Mudane Cashir Cabdi Khaliif  iyo ku xigeenka hogaanka arimaha bulshada Fu,aad Cabdiqaadir Faarax [xidhkayoome], ayaa xalay saqdii dhexe waxy ka degan

Saturday, July 31st, 2010 Full Story

Gudoomiyaha ONLF, Eng. Salaxudiin Cabdiraxmaan Xaaji Macow iyo Wafti la Socota oo u Kicitimay Cariga Maraykanka.

Gudoomiyaha ONLF, Eng. Salaxudiin Cabdiraxmaan Xaaji Macow iyo Wafti la Socota oo u Kicitimay Cariga Maraykanka.

Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo gudoomiyaha Jabhada Wadaniga xoraynta Ogadeeniya, Eng. Salaxudiin Cabdiraxmaan oo maanta u kicitimay dalka Magaalada Washington ee dalka Maraykanka

Friday, July 30th, 2010 Full Story

Xaflad Taariikhi ah Ayaa Maanta ka Dhacday Addis Ababa

Waxaa Maanta holka wayn ee Shaba Hall ee ku yaala Hotel Ghion ee Magaalada Addis ababa lagu Qabtay Xaflad Balaadhan oo lagu saxiixay Heshiiskii Ururka UWSLF iyo Dowlada Fedaraalka Itoobiya u dhexeeyay, Xafladaas ayaa

Thursday, July 29th, 2010 Full Story

Rasaas Baa Qabridahare Lagu Weeraray Waxba Kama Jiraan

Qabridahare – [Ogaden.info] Magaalada Qabridahare ma jiraan wax habayaraatee ka dhacay, waraka lagu qorahay Internetku waa been ay baawinayaan wax magaratada ku mustaqbalka seegtay boggaga Internetka ee uu Maxamed

Thursday, July 29th, 2010 Full Story