Live Radio | Laanta Afka Somaliya
|
Sponsered Ads | |
| |
|
Articles & Opinion |
Berlin Meeting Attended by ONLF Leader |  | |
Wararka Maanta
|
| News in English |
|
Fadlan Qalinka ugu Hiili Dalkaaga iyo Dadkaaga |
| Waxaa la wargalinayaa Shacabka Somalida Ogadeeniya in wakhti dheer aan olole ugu jiray in aan xukuumada Ingriiska ka dhaadhicino in ay ka hadasho dhibaatada foosha xun ee ay dawlada Itobiya ku hayso Shacabka Somalida Ogadeeniya. |
|
war Deg deg:Dagaal Lagu Hoobtay oo ka Dhacay Agagaarka Qabridahare. |
| War deg deg ah oo naga soo gaadhay Magaalada Qabridahare ayaa sheegaya in shalay makhribkii uu dagaal xoog leh ku dhex maray CWXO iyo iyo ciidanka dabo ka riixa ah daboqoodhiga. |
|
'Why I Took up Arms Against Ethiopia' |
Ahmed, 35, is a member of the Ogaden National Liberation Front (ONLF), one of a number of separatist groups fighting for independence of the Somali-speaking Ogaden region in the east of Ethiopia.
 |
|
Xoriyadda Helitaankeedu ma aha mid Ciyaar ku Timaada, Waxay ku Timaadaa Dadaal Xoog leh oo NAF iyo MAAL ah. |
| Waxaan mar walba is weydiyaa, shacabka Somalidda Ogadeniya ma ka dhabbaa raadinta xoreynta dalka Ogaadeeniya. Mar waxaan is idhaahdaa, waxaa ka maqan qorshe iyo hogaan daacad ka ah halganka. Haddana waxaan is dhaa, shacabka ayaan ku baraarugsamayn helista, ama soo dhicinta xoriyadda. |
|
Saraakiisha Ciidamada Itobiya ee Jooga Dhulka Somalida Ogadeeniya oo Cadaaddis aan la Garanayn Waxa Kalifay ku Haya Shacabka |
| Godey - Ogaden[June 29, 2009] - Wararka naga soo gaadhaya magaala Madaxda Gabalka Shabeele ee Godey, ayaa sheegaya in Dagmooyinka Qalaafe iyo Cadaadle laga soo qabqabtay dad ka badan 70 ruux oo ah dadka degan Dagmooyinkaasi. Dadkan ayaa la qabqabtay odobaadkii hore dhamaadkiisa iyada oo aan ilaa la garanaynin sababta xadhigooda. |
|
Dagaal ka Dhacay Gabalka Shabeele |
Godey - Ogadeeniya [ June 24, 2009] - Dagaal xoogan ayaa ka dhacay degaanka Elele ee gabalka Shabeele, dagaalkan oo ay si wada jir ah u qaadeen Jabhada Jwxo iyo Jabhada JXSG, dagaalan ayaa khasaare xoog leh loogu gaystay ciidamada Gumaysiga.
|
|
Guddoomiyaha ONLF oo ka Soo Laabtay Shir uu Kaga Qaybgalay Magaalada Berlin ee Dalka Jarmalka |
Berlin - Jarmal [June 23, 2009] - Gudoomiya Jwxo oo ka qayb galay shir ka dhacay Magaalada Berlin ee dalka Jarmalka ayaa waxaa uu ka soo laabtay maanta kolkii uu dhamaystay ka qayb galaka shirka. Shirka oo sidii aanu hore idiinku sheegnay ayaa waxaa uu ka furmay magaalada Berlin June 18, 2009, waxaana uu socday tan iyo June 23, 2009
 |
|
Kenya Rejects call for Military Help in Somalia |
CNN) -- Somalia's transitional government has the right to request military help from its neighbors against armed militants, the African Union said Monday, but Kenya was quick to reject the idea of sending troops and suggested the AU should spearhead such a move.
|
|
The Undeniable Desire for Freedom |
| The legitimate struggle for the self-determination of the Somali people of Ogaden led by the Ogaden National Liberation Front (ONLF), has it's roots not in the organizations that preceded the ONLF but rather in the villages, towns and rural areas of Ogaden where a people denied educational opportunity, health care and the freedom to associate formulated a vision of what life would be like when their aspirations would be realized |
|
Eritrea: Independent Radio Station for Eritreans Begins Broadcasting from Paris |
Radio Erena (“Our Eritrea”), a Tigrinya-language station broadcasting by satellite to Eritrea, began operating today in Paris, five days ahead of World Refugee Day. The result of an initiative by Eritrean journalists based abroad and supported by Reporters Without Borders, the station is offering freely-reported, independent news and information to Eritreans in Eritrea.
|
|
Masuul ka Tirsanaan Jiray Maamulka Kaalinka oo ku Dhintay Qaraxii ka Dhacay Baladweyne |
| Qarixii maalintii shalay ka dhacay Magaaladda Baledweyne ee Gobalka Hiiraan, ayaa sheegaya in ay ku dhinteen Dad badan oo uu ka mid ahaa Wasiirkii Amaanka Somaliya ee Dawladda Sheekh Shariif, kaas oo baryahanba gobalka Hiiraan ku sugnaa, |
|
G/ Salax oo ka qayb galay kulan ka furmay maanta magaalada Bon ee dalka Jarmalka |
| Barlin - Germany [ June 18, 2009], Gudoomiyaha Ururka ONLF Mudane Salahudiin Abdirahman Mao iyo xubno la socda, ayaa waxaa maanta uga bilaabatay boqasho uu ku |
|
Ciidanka Daboqoodhiga ee Dagan Tuulada Garasley oo Halkaa Boob ka Gaystay |
| Dhuxun - Ogadeeniya [ June 14, 2009] - Wararka naga soo gaadhaya Tuuladda Garaslay oo ka tirsan Dagmadda Dhuxun ee Gobalka Nogbeed Dhulka S/Ogadeeniya ee lagumaysto ayaa sheegaya in maalintii |
|
Socdaalkii uu ururka Ogaden Voice for Peace (OVP) ku tagay Washington |
| Washington DC – Bishan June 8eedii 2009 ayay booqasho ku tageen balakoonada awooda Washington(Washington’s corridors of power) koox ka socota Codka Nabadda Ogaden(Ogadeen Voice for Peace) |
|
Goday iyo Qalaafe oo Igaadhsiintii Telefoonada Laga Gooyey |
| Wararka naga soo gaadhaya magaaladda Godey ee dhulka S/Ogadeeniya, ayaa sheegaya in mar kale hawada laga saaray is gaarsiintii Magaaladaas, taas oo aan ilaa iyo hada ayna jirin wax Telephone ah oo halkaasi ka shaqaynaya. Iyada oo Magaaladu laba Todobaad Telephone la aan ahayd, Ka dibna hawada lagu soo celayay taas oo laba maalin ka dib mar kale hawada laga saaray. |
|
U.S. Congress Rejects Proposed Measure Against Eritrea |
| The Woyanne tribal junta ate dust in the U.S. Congress on Thursday after paying tens of thousands of dollars for lobbyists to have the Eritrean Government labeled a sponsor of terrorism rejected. The fact is that, according to the U.S. Department's own report, it is the Woyanne regime that is brutalizing and terrorizing the peoples of Ethiopia and the Horn of Africa. The Human Rights Watch accuses Meles Zenawi of committing war crimes in the Ogaden region of Ethiopia. |
|
OGAYSIIS>> OGAYSIIS>> OGAYSIIS |
| Shirweynihii Jaaliyadda Ogaadeenya oo ka Dhacaya Sandeigo, California |
|
Waftigii Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeeniya [Jwxo] ee Baryahanba Socdaalka ku Marayey Waqooyiga Maraykanka ayaa Kulamo la Qaatay Madax Maraykan ah |
Washington DC - USA [June 12, 2009] - Waftigii Golaha Sare ee JWXO ee socdaalka ku marayey Waqooyiga Maraykanka, ayaa ku sugan caasimada wadanka Maraykanka ee Washington-DC.

|
|
Petition Must be Signed by ALL Ogadenians |
| I have been informed of a current petition concerning the plight of the Ogaden people. I have not until now heard of a petition that the Prime Minster of the United Kingdom |
|
Waftigii Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeeniya [Jwxo] ee Socdaalka ku Marayey South Afrika oo Socdaalkoodii Soo Gabogabeeyey. |
| Port Elezebath – Koonfur Afrika [June 9, 2009] – Xubno Sare oo ka mid Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeeniya [JWXO] oo ay weheliyaan Madaxda Jaaliyada Koonfur Afrika ee Somalida Ogadeeniya [JKASO] oo baryahanba socdaal ku marayey dalka Koonfur Afrika, ayaa soo gabogabeeyey socdaalkoodii. |
|
Go,aamo Dhaxal Gal ah oo ka Soo Baxay Shirkii Jaaliyadda Somalida Ogadeeniya ee Magaalada Minneapolis, Maalintii Sabtida June 6, 2009. |
| Jaaliyadan oo ay madaxdadlayo dadka cusub ee qaxootinimada ku yimid dalkan intii ka dambaysay dagaalkii labaad ee dunida, iyaga oo aad loogu amaano hurumarka la taaban karo ee ay ka gaadheen dhinacyada nolosha. |
|
Menneapolis: Warbixin Shirkii Jaaliyaadka Somalida Ogadeeniya ee Waqooyiga Maraykanka |
| Sidaasi Waxaa Yidhi Gudoomiyaha ururka ONLF “waa xaq dagaalka ururka Jwxo kula jiro gumaysiga Itoobiya, oo xasuuqa Shacabka Somalida Ogadeeniya habeen iyo maalinba, mana joojinayno dagaalka aanu wadno inta shacabkanagu ka helayo xaqiisa, waxyna waajib ku tahay arintani ruux kasta oo u dhashay Somalida Ogadeeniya in uu ka qaybqaato”. |
|
OGAYSIIS >> OGAYSIIS>> OGAYSIIS |
Qabasho Shirweynihii Sanadlaha ahaa ee Jaaliyada Somalida Ogadeeniya ee North America.
|
|
Dagaal ka Dhacay Meel u Dhaxaysa Gorayga iyo Baabili |
| Jijiga - Ogadeniya [June 1, 2009], Wararka naga soo gaadhaya ciidamada jiida hore ee Jabahada Wadaniga xoreynta Ogadeeniya, waxay sheegeen in CJWXO ay weerar la beegsadeen ciidamo ka tirsan ciidamada daboqoodhiga .. |
|
Not a nice way to come home |
| But the Somalis lost, and 800000 impoverished Ogaden refugees stayed in Somalia, adding to the country's economic burdens. President Barre abandoned the ... |
|
Ethiopia: Amnesty International Report 2009 |
| The government engaged in sporadic armed conflict against the Ogaden National Liberation Front (ONLF) and both forces perpetrated human rights abuses against civilians. Ethiopian troops fighting insurgents in Somalia in support of the ... |
|
Dad Badan oo si Sharci Daro ah Loogu Xidhxidhay Magaalada Hargeele |
| Hargeele - Ogadeeniya [ May 30, 2009] - Wararka aan ka helayno Magaalada Hargeele ee dhulka Somalida Ogadeeniya ayaa waxay sheegayaan in dad aad fara |
|
Wafdi Balaadhan oo Golaha Sare ee Jwxo,Booqanaya Wadanka Marayka |
| Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoon yahay oo Xudunta Wararka Ogaadeenya, ka soo gaadhaya dalka Maraykanka, in Wafdi Balaadhan oo Golaha Sare ee Jwxo, ah kuwaas oo uu Hogaaminayo Gud.Golaha Sare ee Jwxo,Eng.Salahdiin Abdirahmaan Maow,waxaa iyana wafdigaas ka mida Madax kale oo Sare,oo Jwxo,kuwaas oo uu ka mid yahay,Gud.Hogaanka Abaabulka iyo Jaaliyaadka Jwxo,Col.Abdiwali Hussein Gaas iyo Madax kale oo ah Xubno Gole Dhexe iyo Wakiilo Jabhadda u Jooga Gobalo kala duwan. |
|
Economic downturn hurts remittances to conflict zones |
| GENEVA, May 27 (Reuters) - The economic crisis is hurting international aid and relief efforts by depriving people in war zones of money sent home by relatives working abroad, the International Committee of the Red Cross said on Wednesday. |
|
Is Somalia in Ethiopian Army's Crosshairs Again? |
| Somalis Say Ethiopian Troops Have Crossed Over, Raising Speculation of Another Battle with Militant Islamists |
|
Ethiopia:Ending the Culture of Impunity |
| An authoritarian government rules Ethiopia with virtual impunity. ... Indiscriminate shelling of civilians in Somalia by the regime's troops have resulted ... |
|
Senawi oo Dambiyada uu Galay Doonaya in uu ku Buuxiyo Madaxda Kilalka |
| Addis Ababa - Itobiya[May 24, 2009] - Wararka ka imanaya Addis Ababa ayaa sheegaya in R/wasaaraha Itobiya KT Malise in uu doon doonayo wadadii uu kaga baxsan lahaa dacwada isa soo taraysa ee ku saabsan gumaadkii Ogadeen ee sanadihii 200 - 2008. |
|
Shaqaalaha Somalida Ogadeeniya oo Kolba Kii M/weyne Laga Dhigaa uu Sidda uu Doono ka Yeelo |
| Waxaa maalmahan oo dhan ay handaad iyo caga Juglayni ku socotay shaqaalaha degaanka Somalida Ogadeeniya, |
|
Tuulada Dalaad oo dad shacab ah lagu Xidhxidhay |
| Qabridahare - Ogadeeniya [May 14, 2009] - Wararka ka imanaya tuulada Dalaad ee gabolka Qoraxeya, ayaa sheegaya in tuulada Dalaad ay qarka u saarantahay in gabi ahaanba laga qaxo. Ka dib kolkii |
|
A Battle between ONLF and Ethiopian Troops Erupted at Somali Border |
| Godey - Ogaden [May 12, 2009] - Information reaching from Mustahil town of Ethiopia near the border of Somalia reports that there was a battle between Ethiopian troops and ONLF fighters the wing led by Engineer Salahdin Mao. |
|
Xoriyed Sidee Lagu Helaa!! |
| Waxaan labaddii todobaad ee ugu dambeeyay indhaha ku hayay webka dawladda Ingriiska ee number10 oo ogolaatay in fursad la siiyo shacabka Somalida Ogadeeniya in ay Qoraal loogu magac daray Petition (http://petitions.number10.gov.uk/ogaden/) ay u soo gudbiyaan Ra'iisul Wasaaraha Igriiska Mr. Gordon Brown. |
|
Dagaal Xoogan oo Xadka Somalia ku Dhexmaray JWXO iyo Ciidanka Woyyanah |
Ciidanka Woyanaha ayaa waxay xooga saarayaan xuduudada Somaliya kolkii uu ku balaadhay dhulka Somalida Ogadeeniya.
|
|
The Real Desperadoes: Meles and Al-Bashir - By Solomon Bakir |
| On May 1, 2009, Ethiopia’s communications minister Bereket Simon reversed earlier claims that the government had foiled an attempted coup. Speaking to foreign journalists, Bereket denied that the suspects were part of a coup plot. He described those arrested as “desperadoes intent on creating havoc”. |
|
Dagaal ka Dhacay Tuulada Birqod |
| Dagaalkan oo ay qaadeen ciidanka Onlf, kuna qaadeen waxa loogu yeedho Booliska Cusub dadkuna ay u yaqaanaan dhidid dhawrka Tigreega, ayaa waxay gaadhsiiyeen khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh. |
|
Cidamada Itobiya oo Dad shacab ku Xidhay Tuulo ka Tirsan Degmada Mustaxiil |
| Ciidamad Itobiya ayaa had iyo goor waxaa ay u talaabaan dhinaca Somaliya waxayna waxyeelo u gaystaan shacabka Somalida ee degan degaanadaasi. |
|
|
Random media | | |
Login |
Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
| |

Memory of Late ONLF Leader Dr. Mohamed Sirad Dolal 1954 - 2009
 Warbixin Shirkii Jaaliyaadka Somalida Ogadeeniya ee Waqooyiga Maraykanka
Poem in living Memory of Dr Dolaal, By Kambata Xoola, Sidama National
 Science Got Such a Shock From the Tree Because the Acacia Grows in Ogaden
The Bush Administration's policy towards the Horn of Africa: Is it abating or aiding the spread of
TPLF, Changed its Tactics and Printed Voluminous Pages Recently to Defend its Crime Committed Against the Ogaden Civilians!
2008: Ethiopian Groundhog Year!
Digniin iyo Daahfuris
Madayow, Waad Waalan Tahay Walaalkaayaa Laga Helaa!!!:W/Q Liibaan Jeego-Magooste
Aragtida dadweynaha iyo Maadey:W/Q Cabdishakuur Cali
Maadey, Xoghayihii Hore ee Urruka Onlf, oo Loo Haysto Damiyo ka Dhan ah Shacabka Somalida Ogadeeniya Ayaa Dacwadaasi ka Beeniyey Ideecada BBC: W/Q Nuur Xarbi
Qaybtii 4aad ee Qormadii, Ogadeeniyaan u Dhashay, Anawayka Jokar Baan Ahay!!!
Safarka Ina Ismacil iyo Maaday ay ku Tagayaan San-Diego, Maxaa ku Hoos Jira?
Beena ha sheegin Runa Hasheegin Waxaad Sheegtana ha Waayin
 The Attempt to Whitewash Crime Against Humanity in Ogadenia
Qaybtii 3aad ee qormadii Ogadeeniyaan u Dhashay, Anawayka, Jokar Baan Ahay!!!
Qaybta 2aad ee qoramadii Ogadeeniyaan u Dhashay, Anawayka, Joker Baan Ahay!!!
 Denial of War Crimes Perpetrated by Ethiopianist Gangsters in Ogaden is Full Proof of Guilt
Sadjacaylka Mohamed Omar iyo Samirdarida Dr Dolaal
Qaybta 1aad ee Qormada Ogadeeniyaan u Dhashay, AnaWeyka, Joker Baan Ahay!!!
Official Declaration of War on Patriotic Ethiopians !!!
Dhawaan Diidow Dheeraan ka Daba’orod WQ: Maxmed Axmed Yusuf
Haysku Daalin Halgamadda Hurumarka Samaynaya ee ka Socda Dhulka Somalida Ogadeeniya WQ Shafici Maxamed
EPRDF failed Ethiopia but accused the international community of double standards
Jawaab: Gadaal ka Gaadh Waa Goob Dumis! WQ Faarax Sheeh
The Meeting of Strategic Understating Between Liberation Fronts and Organizations That Are Struggling Against Abyssinian Colonialism
 Malnutrition kids In the Kebridehar Hospital He, Who Has Not Seen Kebridehar, Has Not Seen Anything
 Malnourished Child in Southren Ethiopia |