Ogaden Info the Official website of Somali in Ogaden » Press Release

Statement: the Ogaden National Liberation Front [ONLF] Will Sign on the Final Peace Agreement with Ethiopia in October
The Somali people in the Ogaden suffered a huge amount of political unrest in the region that caused many deaths and now is the time for a political solution.

The ONLF came from the people of Ogaden and will always care about its people first. The ONLF has received the peace offer from Ethiopia and have consulted with the Ogadenian intellectuals, elders,

traditional leaders and its own members regarding the peace deal and all have agreed with no hesitation with the peace offer without losing their objectives.

The government and the ONLF have caused pointless losses of human life and the destruction of property. So without looking back in the past, the ONLF believes that it is the time to rethink and face the reality with regret and start changing the conflict mannerisms into one that cares for the mothers and children dying daily because of the conflict in the Ogaden region.

The ONLF is one organisation with one leader under Eng. Salahudin Abdirahman Haji Maow, and no one can confuse or stop the peace agreement accepted by the Ogaden people.

The previous leader Admiral Mohamed Omar Osman who was dishonourably discharged from the ONLF leadership in July 2007 is desperately attempting to identify wrongly the peace agreement between ONLF and Ethiopia, which originated Germany on June 2010.

Admiral Mohamed Omar Osman is not acting like one of the Ogadenian people but he is acting  by himself with a few disillusioned followers that happen to be his relatives whom use to spread propaganda on the internet pages by denying the organisations’ peace deal with Ethiopia.

The ONLF is willing to abide by a genuine peace settlement with the Ethiopian federal government alongside conditions in October 2010.

|Ogaden National Liberation Front [ONLF]

Foreign Bureau|

August 24, 2010

ogaden.info

War Saxaafadeed: Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya [Jwxo]
Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya [Jwxo], Waxay uga digaysaa Gudoomiyihii Hore ee ONLF, in uu ka baxo dambiyada uu maleegayo ee ka dhanka ah madaxda ONLF.

Gudoomiyhii hore ee ONLF, Admiral Maxamed Cumar Cismaan, ayaa markii laga qaaday xilka gudoomiyenimo July 2007, waxaa uu ka dhago adaygay in uu raaco shuruucda ay Jabhadu leedahay.

Admiral Maxamed Cumar Cismaan, waxaa uu bilaabay hawlo ka dhan ah halganka ay wado ONLF. Waxaa uu islamarkii xilka laga qaadayba bilaabay in uu qaybiyo cwxo, ee dagaalka ku jiray isaga oo kala diray wixii aan beeshiisa ahayn. Waxaa kale oo uu ku xidhmay ganacsato beeshiisa ah oo uu waydiistay in ay bixiyaan masaariifta ciidankiisa. Waxaa uu dambada la galay xukuumada Eritrea oo uu ka helayey hub iyo saanad ciidan, si ay ugu fulaan arimo dagaal oognimo oo uu ku burburinayo Jabhada ONLF.

Cwxo ee gudaha ku jiray, oo aan markii xilka laga qaaday Maxamed Cumar Cismaan, fursad u helin in ay la kulmaan masuuliyiinta cusub ee ONLF, ayaa u adkaysan waayey arimaha foosha xun ee uu ka dhaxsameeyey cwxo, waxayna baneeyey xeryihii ay fadhiyeen ciidanku lahaa.

Admiral Maxamed Cumar Cismaan, waxaa uu amarku siiyey ciidankii beesha ahaa ee uu ku uruursaday gudaha in ay dilaan masuuliyiinta ONLF, ee ay siyaasada isku hayaan.

Amiral Maxamed Cumar Cismaan oo taageero ciidan iyo dhaqaale ka helay Eritrea, waxaa uu kula jeedsaday dagaal Jabhada ONLF iyo Jabhada Somali Galbeed. Waxaana uu sanadkii 2007/8 dilay Naftood hurayaal badan oo dagaal kula jiray dalka Itobiya.

Admiral Maxamed Cumar Cismaan, waxaa uu siyaabo kala duwan ku dilay intii uu xilka gudoomiyenimo hayey masuuliyiintii ugu saraysay Jabhada ONLF, oo ay ka mid ahaayeen Xasan Kayd, Deeq Cabdiraazin, Sheekh Bashiir iyo kuwa kale oo badan.

Sanadkii 2008, waxaa uu si badheedh ah u dilay naftood hurayaal badan oo ay mid ahaayeen masuuliyiintii ururku Jamaal Faarax Odal iyo Dr. Maxamed Siraad Dolal, oo hawlo Jabhadeed u joogay Ogadeeniya.

Jabhada ONLF, kolkii ay maramr badan kala hadashay Admiral Maxamed Cumar Cisman in uu joojiyo hawlaha ka dhanka ah halganka oo ka dhago adaygay. Waxay ugu dambayntii Jabhadu kiiskiisa u gudbisay Maxkamada cadaalada ee ONLF, August 20, 2009 si wax looga waydiiyo dambiyada uu halganka ka galay, Admiral Maxamed Cumar Cismaan wuu diiday in uu la hadlo Maxkamada Cadaalada ee ONLF.

October 1, 2009 Maxkamada Cadaalada ee ONLF, waxay soo saartay go,aan maxakamadeed oo ay qodobadiisa ka mid ahaayeen;

1. Admiral Maxamed Cumar Cismaan waxaa laga caydhiyo xilkii golaha dhexe ee ONLF,

2. In uu soo celiyo wax alaale wixii hanti ah ee ku jirtay xisaabta Dubai, taas oo la ogaaday in uu si qarsoodi ah uu uga furtay Dubai, magac dad ay ehel yihiin.

3. In uu soo celiyo lacagtii uu ka helay qalab ciidan oo ay Jabhadu lahayd oo uu ka iibiyey Maxkamadihii Islamiga ee Somaliya, lacagtaas oo qaar ka mid ah ay kolkii dambe gashay gacanta Itobiyo, ka dib kolkii lagu qabtay Bashiir Axmed Makhtal.

4. In lagu qabto Admiral Maxamed Cumar Cismaan meel walba oo ay Jabhada ONLF, awood ku leedahay si sharciga loo hor geeyo.

5. In la helo dadweynaha shacabka ah ee uu waxyeelada u gaystay si ay u helaan cadaalada dambiyada uu u gaystay.

Wali Jabhada ONLF,uma ayna suurto galin in Admiral Maxamed Cumar Cismaan uu soo celiyo hantida loo haysto ee Jabhada [hanti qaran] amaba in cadaalada la hor keeno si wax looga waydiiyo dilal badan oo uu ka gaystay Ogadeeniya.

Admiral Maxamed Cumar Cismaan, oo degan dalka Ingriiska wali dambiyadii uu ka galayey ummada Somalida Ogadeeniya ma uusan joojin, waxaana uu wali amaraa koox yar oo si beel ah ula socota, si ay u galaan dambiyo ka dhan ah ummada Somalida Ogadeeniya si guud iyo si gaarba.

Admiral Maxamed Cumar Cismaan, waxaa uu lacag ku bixiyey in la khaarajiyo gudoomiyaha Jabhada ONLF, Eng. Salaxudin Cabdiraxmaan Xaaji Macow, oo ku jira hawlo Jabhadeed.

Jabhada ONLF iyo dawlada Itobiya ayaa waxaa xiligan u socda wadahadalo nabadeed oo ku saabsan mustaqbalka dhulka iyo dadka Somalida Ogadeeniya, wadahadalada nabada waxaa aad u soo dhaweeyey dadweynaha Somalida Ogadeeniya.

Admiral Maxamed Cumar Cisman iyo kooxdiisa suurto gal uma aha in ay tagaan geeska Afrika, sababtuna waa dunuubta ay ka galeen dadweynaha Somalida Ogadeeniya iyo burburintii halganka ay waday Jabhada ONLF. Nasiib daro waxaa ah in iyaga oo dibadaha joogo ay diraan lacago ay ugu talo galeen in lagu fuliyo fal dambiyeedyo lagu waxyeelaynayo masuuliyiinta Jabhada ONLF iyo dadweynaha nabada jecel, lacagahaas ayaa la siiyaa dad madax-gaabni ah si ay dambiyo u galaan.

Waxaa dhawaan lagu qoray boggaga Internetka ee wax u qora Admiral Maxamed Cumar Cismaan, amar uu bixiyey isagu oo ah in la khaarajiyo gudoomiyaha Jabhada ONLF, Eng. Salaxudiin Cabdraxmaan Xaaji Macow.

Jabhada ONLF, waxay uga digaysaa dhalinyarada reer Kenya iyo kuwa reer Ogadeeniya ee uu isticmaalyo Admiral Maxmed Cumar Cismaan, in ay ka fogaadaan arimaha uu maleegayo Admiralku, sababta oo ah kolka ay dambiga galaan wuxuu ku ekaan dambigu iyaga iyo eheladooda, sidaas daraadeed waa in ay ka fogaadaan Admiral Maxamed Cumar Cismaan si uusan lugta ugu maran.

Dambiiluhu ka mid ma aha ummada Somalida Ogadeeniya iyo halganka ay wado Jwxo.

Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya [Jwxo]

Xafiiska Arimha Dibada

Midnimo, mintid, isku tashi, guul iyo gobonimo

War Saxaafadeed: ka Soo Baxay Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya [Jwxo]
Dawlada Itobiya iyo Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya [Jwxo] oo uu Wadahadal Fool ka Fool ah Dhex Maray, Markii Ugu Horeysay Muddo 16 Sano ah.

Waxaa mudooyinkanba u socday Dawlada Itobiya iyo Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya [Jwxo], wadahadal siyaasadeed oo aan toos ahayn, kaas oo ay ku dhexjireen ergooyin ka baxsan labadoodda, kuwaas oo isu soo jiidayey kulan dhex mara labada dhinaca.

Kulankoodii ugu horeeyey ee ay isku soo horfadhiistaan dawlada Itobiya iyo ururka Jwxo ayaa waxaa uu ku dhexmaray  magaalada Frankfurt ee dalka Jarmalka.

Wadahadal toos ah ayaa dhex maray ergooyin ka kala socday dawlada federalka ee Itobiya iyo Xubno ka tirsan Jabhada wadaniga Xoraynta Ogadeeniya [Jwxo]. Waxayna kulamo alaabadu u xidhnaayeen ku yeesheen magaalada Frankfurt ee dalka Jarmalka mudo laba maalmood ah [June 12-13, 2010].

Kulankaas oo ay rajo fiican ka muujiyeen ergooyinka labada dhinac ayey isku af garteen in wareeg kulan labaad la isugu yimaado xili aan la shaacin, si loo sii amba qaado dooda dhexmartay ergooyinka. Inta ka horeysana ay ergo waliba wada tashi dib ugula laabato dawlada iyo Jabhada doodda dhexmartay ergooyinka labada dhinac.

Ma jiraan warar dheeraad ah oo ay ergooyinku siiyeen saxaafada, mana jirin ergo sadexaad oo wada hadalka ku dhex jirtay.

Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya [Jwxo]

Ogaden.info

War Saxaafadeed ka Soo Baxay Golaha Sare ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya [GS- JWXO]
War Saxaafadeed ka Soo Baxay Golaha Sare ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya [GS- JWXO], oo ku aadan mawqifka iyo marxalada siyaasaadeed ee Jabhada oo ka turjumaya dacaayado maxaabsi ah oo la galiyey warbaahinta.

Ref: JWXO/2010/f02/011

Waxaa baryahan warafaafinta qaarkeed, gaar ahaan dhinaca Internetka ku soo baxayey warar lugooyo ah oo lagu dhaawacayo sumcada iyo mabaadi,idda golaha Sare ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya [GS-Jwxo]. Daacayadahaas oo ay intooda badan fidinayaan ururo iyagu isku sheega in ay halgan ku jiraan, balse golaha sare ee Jwxo u yaqaan khaa,inul wadan [traitors].

Halganka ay wado Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya [Jwxo], waxaa uu ka dhashay dhibaato gumaysi oo haysata ummada Soomaalida Ogadeeniya, taas oo aan wali xal loo helin, halgankuna waxaa uu socday muddo dheer, wuuna socon doonaa, inta laga helayo xal ka badalan xaalka gumaysiga.

Golaha Sare ee ONLF, waxaa uu  aaminsan yahay mabaadiida aas aasiga ah ee halganka ay ku jirto ummada Soomaalida Ogadeeniya, ee ay iyadu horseedka ka tahay. Waxaana uu ka dhashay goluhu aafo siyaasadeed oo soo food saartay halganka ay Jwxo u waday ummada Somalida Ogadeeniya oo ay abuureen danaystayaal.

Inta uu jiray halganka xornimo doon ee ay wado Jwxo, waxaa mar walba jiray, jirina doona mardabooyin ay abuuraan cadowyo is huwan oo shisheeye iyo sokeeyaba leh. Kuwaas oo doonaya in ay ka leexiyaan halganka wadada uu hayo si uu u kufo sidda dhacday marar hore.

Cadowga halganku wuu midabo badan yahay meelwalbana wuu ku jiraa, GS-sare ee Jwxo, waa uu ka digtoon yahay wuuna ka digtoonaan doonaa. Laguma dagi karo dhaan-dabangaale halganka gaamuray ee sida xidhiidhka ah u socday 26-kii sano ee ugu dambeeyey.

GS-Jwxo, waxaa uu leeyahay masuuliyiin la yaqaan,ciidan, kaadiriin iyo taageerayaal, kuwaas oo maalin iyo habeenba u taagan hawsha halganka, waxaa kale oo uu leeyahay warbaahin uu ku soo bandhigo dhacdooyinka khuseeya ururka iyo aduunkaba.

GS-Jwxo, waxaa uu cadaynayaa in uusan jirin wax wadahadal ah oo u dhaxeeya Golaha Sare ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya [GS-JWXO] iyo Xukuumada Itobiya ama cid kale.

Waxaa kale oo aan jirin, wax qoraal ah oo ka soo baxay ururka  oo lagu baahiyey saxaafada, saxaafadii samaysay qoraal lagu sheegay in uu ka soo baxay GS-Jwxo, waa wax aan jirin, wixii  faafin ah ee khuseeya arimaha Jabhada waxaa lagu soo saaraa warbaahinta ay leedahay Jabhadu.

Golaha Sare ee Jwxo, waxaa uu soo dhawaynayaa wadahadal kasta oo keeni kara xal ka badalan colaada ka jirta dalka oo aan ku xad gudbaynin rabitaanka dadweynaha Soomaalida Ogadeeniya.

Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya [GS-JWXO]

May 6, 2010

Midnimo Mintid Iskutashi Guul iyo Gobonimo

War Saxaafadeed ka Soo Baxay Xoghayaha Warfaafinta ee Golaha Sare Jwxo, oo ku Aadan Warar Been Abuur ah
Waxay baryahan ay faafinayeen qaar ka mid ah saxaafada ka soo jeeda dhulka Somalida Ogadeeniya, warar ku tidhi ku teen ah oo aan sal iyo raad toona lahayn, dacaayadahaas oo la rabo in lagu jaha wareeriyo halganka ay horseedka

Ref: JWXO/XW/2010/015

April 14, 2010

Waxay baryahan ay faafinayeen qaar ka mid ah saxaafada ka soo jeeda dhulka Somalida Ogadeeniya, warar ku tidhi ku teen ah oo aan sal iyo raad toona lahayn, dacaayadahaas oo la rabo in lagu jaha wareeriyo halganka ay horseedka ka tahay GS-Jwxo.

Mawqifka iyo Ujeedooyinka GS-Jwxo waxaa uu ku cad yahay dastuurka Jwxo, GS-Jwxo-na waxaa uu ka dhashay dhibaato soo foodssartay halganka in uu ka badbaadiyo, xoojiyana halganka xaqa ah ee lagu xoraynayo dhulka Somalida Ogadeeniya.

Wararka sheegaya in xubno ka tirsan GS-Jwxo, ay xidhiidh la yeesheen maamulka wakiilka u ah gumaysiga Itobiya, warkaas oo uu beeniyey xoghayaha warfaafintu. Hogaanka Warfaafinta ee GS isaga oo ku hadlay afka GS-Jwxo, waxaa uu cadeeyey in warkaasi uu yahay mid ku tidhi ku teen ah oo aan sal iyo raad toona lahayn. Ma jiraan xubno ama taageerayaal GS-Jwxo ah, oo wax xidhiidh ah la yeeshay maamulka wakiilka u ah xukuumada gumaysiga.

GS-Jwxo, horena uma dhicin dibna uma dhacayso in xubno ka tirsan isu dhiibaan gumaysiga, waxaa kale oo aan iyana dhicin in taageerayaasha ururku ay sameeyaan wax dhibaatayn kara siyaasada ururka.

Golaha Sare ee Jwxo, waa la yaqaan xubnihiisa iyo hogaamadiisa, waxayna ka hawl galaan gudaha Somalida Ogadeeniya iyo dibadahaba, waxayna gudanayaan hawlahooda halgan.

Saxaafada hada qortay wararka beenta, waxay hore u qortay warar kuwan la mid oo ka dhan ah GS-Jwxo, arintaas oo aan aad ula yaabanahay ujeedada qarsoon ee ka dambaysa, ayna u muuqato in ay si gaar ah saxaafadaasi ugu adeegto cadowga Jwxo.

Saxaafadu waxay qiimo yeelataa kolka ay sheegto warar leh meel loo raaco, laakiin hadii ay qorto wax aan sal lahayn, waxaa xaqiiq ah in ay lumiso macaamiisheeda.

Golaha Sare Jabhada Wadaniga xoraynta Ogadeeniya [GS-Jwxo]

Hogaanka Warfaafinta

April 14, 2010

War Saxaafadeed ka Soo Baxay Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeeniya [Jwxo]
Golaha Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeeniya [Jwxo] oo Isugu Yimid Kulan, Wada Tashi Dheer ka Dibna Isbadal ku Sameeyey Maamulka Jabhada.

Ref. : JWXO/2010/f01/010

Date : April 3, 2010

April 3, 2010

Shir aan Caadi ahayn  oo uu isugu yimid golaha dhexe ee jabhada wadaniga xoreynta Ogadeeniya [jwxo] oo ka dhacay magaalada Cambridge ee dalka Ingriiska,  socdayna mudo saddex maalmood ah [ April 2 -4, 2010], ayaa waxaa ka soo baxay go,aamo waxtar u ah halganka ay Jabhadu wado.

Shirka oo ay ujeedadiisu ahayd in lagu qiimeeyo, wax qabadkii maamulkii ku meel gaadhka ahaa ee mudada halka sano ah xilka hayey, laguna doorto gudoomiye iyo in lagu xusho masuuliyiinta hogaamad jabhada.

Markii ay wufuudu dhagaysteen Xog waran iyo warbixino ku saabsan xaalada haganka oo ay soo jeediyeen qaar ka mid ah wufuuda shirka, ayaa waxaa la gudo galay dooddo iyo wada tashiyo ku saabsan sidii loo xoojin lahaa hawlaha jabhada.

Wufuuda ka soo qayb gashay shirku waxay guda galeen in la dhamaystiro ujeedadii shirka oo ahayd in wada tashiga ka dib la doorto gudoomiye. Waxayna wufuudu goobtaas ku doorteen gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeeniya [Jwxo], oo waftiga intoodii badnay ay isku raacday in uu gudoomiye noqdo Engineer Salaxudiin Cabdiraxmaan Xaji Macow.

Waxaa kale oo isla shirka lagu magacaabay laba gudoomiye ku xigeenada 1aad iyo 2aad, sidoo kale waxaa shirka ka dib wada tashi lagu magacaabay madaxda hogaamada Jabhada oo ay tiradoodu tahay 11 hogaan.

Gaba gabadii shirka waxay Jabhadu soo saartay go,aamadan hoose ku qoran:

1.      Waxaa waajib ah ilaalinta midnimada iyo danta guud ee ummad Somalida Ogadeeniya.

2.      In la maro jid kasta oo lagu heli karo aayo ka tashiga ummada Somalida Ogadeeniya.

3.      In la taageero ummadaha u dhaqdhaqaaqa in ay ka hoos baxaan gumaysiga diiday xaqa ay u lee yihiin nolol.

4.      In nabad iyo ixtiraam lagula dhaqmo ummada Somaliyeed, gacana laga siiyo intii karaanka Jabhada ah sidii ay qaranimo Somaliyeed u soo noqon lahayd.

5.      In la iskaashado ururada gobonimodoonka ah ee ka jira geeska Afrika, marka laga reebo ururada ku sifoobay xag jirnimo.

6.      Dadka aan hubaysnayn ee degan dhulka Somalida Ogadeeniya jinsi kasta oo uu yahay waxaa loola dhaqmi in uu yahay shacabka dalka.

7.      Si loo kordhiyo saaxiibada dibada ee qadyada Somalida Ogadeeniya, waa in la xoojiyaa  xidhidhada dibada ee haatan jira, kuwa cusubna la raadiyaa.

8.      In caalamka lagu baraarujiyo xaqiiqada ka jirta dhulka Somalida ogadeeniya, taas oo loo marayo wada dublamaasiyada.

9.      Xoojinta iyo wacyi galinta Jaaliyaadka dibada ee Somalida Ogadeeniya oo ah lafdhabarta dhaqaajisa diblomaasiyada xidhiidhka dibada iyo dhaqaalaha halganka.

10.   Hayadaha samafalk waxaa looga fadhiyaa kaalmo aadminimo in ay u fidiyaan dadweynaha Somalida ogadeeniya ee ay haysataan dhibaatooyinka sida; gaajada iyo cudurka uu gumaysigu sababta u yahay, Hayadaha xuquuqduna waa in ay baadhid ku sameeyaan, xad gudbyada xadhiga iyo dilka leh ah ee ay Itobiya ku hayso shacabka.

Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya [Jwxo]

Midnimo  Mintid Iskutashi Guul iyo Gobonimo

Ogaden.info

War Saxaafadeed: ONLF oo Soo Dhawaysay Cunaqabataynta Golaha Amaanku Saaray Dawlada Eritrea
Golaha Amaanka ayaa mudo dheer ka fiirsanayey in cuna qabatayn la saaro xukuumada Eritrea iyo in kale,  marar badana looga digay falalka qaska ah ee ay ka samaynayso dalalka Somaliya iyo Djabouti.

Golaha amaanku waxaa uu ka warhayaa oo kaliya dhibaatooyinka ay xukuumada Eritrea ku hayso dalalkaas, laakiin aad ugama warhayo dhibaatooyinka ay xukuumada Eritrea u gaysatay ummada Somalida Ogadeeniya iyo Ilayskii halgankii xornimo doon ee ay waday Jabhada Wadaniga ee Xoreynta Ogadeeniya.

Xukuumada Eritrea mabda,a ahaan waxay ka soo horjeeda in Somalida Ogadeeniya ay ka go,odo dalka Ethiopia, ciidamada Eritrea waxay ahaayeen kuwii ugu horeeyey ee kula dagaalama ururka ONLF gudaha Ogadeeniya. Dawlada Eritrea, kolkii ay la colowday dalka Ethiopia ayey u yeedhatay qaar ka mid ah ururka ONLF oo iyagu u baahan cid alaale cid kaalmaynaysa si ay uga xoreeyaan Ogadeeniya umaysiga Itobiya.

Xukuumada Eritrea, waxay baabi,isay mabaa,dii uu lahaa ururka ONLF, waxayna samaysay dagaal ooge aan aaminsanayn wax xornimodoon ah. Madaxda ururku way ku kala qaybsantay jaha wareerka Jananka Maxamed Cumar Cismaan uu ku samaynayo halganka, ayey xukuumada Eritrea u isticmaashay in ay ku baa,biso halgankii xornimodoon ee ay waday Jabhada ONLF.

Xukuumada Eritrea, waxaa ay dhibaato wayn oo aan falal jabhadeed ahayn ka gaysatay gudaha Somalida Ogadeeniya iyada oo laysay xubno jabhadeed oo badan, dadweyne shacab ah, waxay gubtay gaa,diid shacab iyo kuwo samafal iyada oo adeegsanaysa Jananka Somaliga ah ee Maxamed Cumar Cismaan, arimahaas oo ka soo horjeeda mabaa,diida halganka ay wado Jabhada ONLF.

Dhibaatooyinkaas oo dhan ayey xukuumada Eritrea u gaysatay halganka iyo ummada Somalida Ogadeeniya oo ayna aduun weynuhu ka warhaynin, balse go,aanka laga gaadhay xukuumada Eritrea uu dan u yahay ururka ONLF iyo ummada Somalida Ogadeeniya.

Waxaanuna soo dhaweynaynaa go,aanka uu golaha amaanku ka gaadhay xukuumada Eritrea oo iyadu noqotay xukuumad dhibaato uun mooyee aan wanaag iyadu ka shaqaynin. Golaha amaankuna waxaa uu gaadhay go,aan dhabtii u danaynaya halganka uu wado ururka ONLF iyo wanaaga ummada Somalida Ogadeeniya, halgankaas oo ka talaabsan waayey xukuumada Eritrea.

Xukuumada Eritrea, waxaa ay kaliftay in ay ururka ONLF u soo jiido magac xumo weyn [terrorist] ka dib markii ay gudoomiyhii hore ee ONLF, oo isagu diiday in uu xilka ka dago, markii si harci ah looga qaaday, ayey dawlada Eritrea la midaysay ururada diimeed ee ka dagaalama dalka Somaliya.

Arintaas oo dhirbaaxo ku noqotay Jabhada in kasta oo ay jabhadu cadaysay in ayna wax xidhiidh ah la lahayn ururda xag jirka ah, Maxamed Cumar Cismana ay kali ku tahay isaga xidhiidhka uu la lee yahay ururada ka dagaalama Somaliya

Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeeniya [Jwxo]

Xafiiska Warfaafinta

December 25 2009

Warmurtiyeedka Goleha Sare ONLF
Sum:  JWXO/WM/GS/03/2007

Tar: November 24, 2007

Markaan dib u fiirinno ama qiimaynno marxaladaha & heerarka kala duwan ee Halganka ONLF Hormuudka ka tahay uu soo maaray, waxaa si cad u muuqanaya oo la arki karaa waayo-aragnimoda laga dhaxlay hawlgalladii la soo maray sida: Cashirroda kudhaqanka Ururnimoda oo xasuus yeeshay, dhacdooyinka mahadhoda reebay & kuwo tixgelinta gaarka ah in la siiyo mudan.

Summadda guulaha ONLF gaadhay waxaa lagu garan karaa oo tilmaan u noqon kara:

B- Ku-dhaqanka Xeerka Jabhadda, T- Adeegsiga Aragtida Gobonimadoonka, J- Quudoshoda Dhaqanka Wadatashiga & Iskutashiga kutiirsan Taageeroda Dadweynaha Soomaalida Ogadenia (Gudaha &  Dibadda), X- Adeegsiga Nidaamka Go’aan Qaadashada ee Saldhigga u ah Mabaadi’da Dimoqraadiyadda – rabitaanka tirada codka badan. Isugeynta nidaamka afartaas dhardhaar waxaa ka dhashay “isu-dheellitirka miisaanka socodka halganka & weliba ilaalinta ururnimoda & hiddaha dalka” (cultural &  political equilibrium). Inta la hubo waxaa halkaas ka dhashay guulo la taaban karo, oo diiwaanka sooyaalka halganka baalal lagu xasuusto ka galay.

Hase yeeshee, laga soo bilaabo sannadkii 2002, waxaa ONLF soo foodsaaray tafaaful laxaad leh oo saamayn weyn ku yeeshay “dheellitirka dhardhaaroda loogu talogalay inay ilaaliyaan miisaanka socodka halganka”. Halkaana waxaa si cad  uga muuqday astaamo foolxun, sida lagu caddeeyay “Baaqa Hay’adda Hoggaaminta,  Sum.GS/JWXO/2006-0001, Tar. September 29,  2006. Waxaa Guddoomiyihii Hore lagu soo oogay danbiyo & eedo halis geliyay socodkii halganka & guud ahaan jititaanka Ururka, waxaana laga xusi karaa: 1. Curyaaminta hawlihii Hay’adda Sharci-dejinta & middii Fulinta oo hawlgab laga dhigay, 2. Ku-tumashada xeerka ururka oo qarsasho dhaaftay, 3. Qof-jeclaysi, Kooxaysi, danaysi, isku-danaysi & Eex aan geedna loogu soo gabbanin, 4. Abuuritaanka dhaqanka la magic-baxay “kala-guurka & ka hoos-guurka xubnaha,” middaas oo Ururka dhexdiisa ka dhalisay Wadatashi la’aan, 5. Lunsasho hantida ummadda, 6. Adeegsiga & soo nooleynta falalka qabyaaladda, 7. Been-abuurka,  Isku-dirka & warxumo-tashiilka xubnaha Jabhadda dhexdooda, 8. Dhiirri-gelinta dhaqanka Aniga v Idinka, 9. Keligiitalisnimo (dictatorship), 10. Marin-habaabinta ujeeddoda halganka, isagoo si toos ah & si dadban intaba xidhiidh muuqda & dhuumaal ula yeeshay cadawga & shisheeye, 11. Shiish gaabni siyaasadeed & ujeeddodiisa oo la garan waayey (lack  of transparency) meel ay ka socoto & meel ay u socoto midna, 12. Go’aamodii Goleha Dhexe 2004 oo burburintooda uu si cad uga qayb-qaatay, 13. Shirweynahii 3aad  oo si cad oon qarsoodi lahayn uu uga horyimid, wuxuuna go’aansaday in uu Jabhadda sharci la’aan ku maamusho oo danihiisa gaarka ah ku fushado inta uu noolyahay.

Haddaba, markaan si mug leh u fiirinnay dhibaatooyinka maanta horyaalla ONLF, kuwaas oo gaadhay heer aan la qaadan karin; Markaan tixgelin gaar ah siinnay codka rabitaanka xubnaha Ururka & guud ahaan midka taageerayaasha halganka; Markaan wadatashi dheer la yelannay in badan oo dadweynaha Somalida Ogadenia ka mid ah (Gudaha & Dibadda); Markaan si qoddodheer u fiirinnay dareenka & rabitaanka Xubnaha Jabhadda oo wadatashi ballaadhan la yeelannay; Markaan tixgelinnay kalsooni la’aanta & heerka moraal-xumada ku habsatay Xubnaha, Taageerayaasha &  Saaxiibadii JWXO; Markaan  aragnay hoos-u-dhac joogtoda ah ee ku socda koritaanka Dhaqanka Dimoqraadiyadda & Kalsoonidii  ONLF ka kasbatay Dadweynaha  Soomaalida Ogadenia Shirweynahii 1998 ee Bilcilcaymo; Markaan aragnay rifanka ku socda & walbahaarka ay xubnuhu ka qaadeen Hoggaamintii xilligaas la doortay; Markaan aragnay dhaqan-xumoda Hogaamintii Hore & qaabkii socodka Siyaasadda Ururka oo gudaha u “gashay suryodii mugdiga lahayd,” waxaa lagama maarmaan noqotay in la qaato go’aamo xilkasnimo ku jirto oo si degdeg leh lagu baadi-goobo xalka ugu dhow ee lagu soo celin karo ku dhaqanka xeerka, nidaamka & asluubta Ururku asalka u lahaa. Sidaas darted, waxaa lama-huraan noqotay in lagu tallaabsado fulinta go’aamo ujeeddodu tahay ilaalinta Xeerka & Toosinta Dhaqanka Ururnimoda:

1.      In la meelmariyo  go’aanka xil-ka-qaadista  Gud. Hore ONLF, Maxamed Cumar Cismaan,

2.      In Hay’adda Danbibaadhista & Ilaaloda  Ururka ay baadhitaan ku sameyso Xubnihii Hay’adda Hoggaaminta ee gacanta ka geystay xad-gudubka xeerka Jabhadda, ka dibna la hor keeno sharciga marka ugu horreysa,

3.      In xubnaha baadhitaanku ku socdo marka ugu horreysa laga hakin doono hawlgalka, dhexgalka & farogelinta dhammaan arrimaha ONLF ee xasaasiga ah, gaar ahaan muddoda ka horreysa Shirweynaha 3aad,

4.      In sidoo kale xubnaha eedaysanayaasha ah laga horjoogsado adeegsiga go’aamoda siyaasadda Jabhadda sida: Arrimaha la xidhiidha Aayokatishiga, Ciidamoda, Hubka & Saanadda CXO, Dhaqaalaha &  Maaliyadda, Adeegsiga Qalabka Warbaahinta, Tabarta Goleyaasha Hay’adaha Jabhadda & wixii dhaqdhaqaaq ah ee lid ku noqon kara caafimaadka hawlgalka Ururka & deggenaanshaha bulshada.Soomaalida Ogadenia.

Haddaba, Annaga oo ka kooban xubnaha Goleha Sare, Hay’adda Sharci Dejinta,, N/hureyaasha & Kaadirka CXO, & midka Gabalada Ogadenia, Jaalliyaadka  & Bulshada dalka gudihiisa & dibadda ku dhaqaqn, waxaa lagama-maarmaan noqotay in si adag looga digo bulshada Ogadenia sheegashoda in uu Maxamed Cumar Cismaan xil u hayo ONLF, xilkaas oo sharcinimadiisu ku ekayd illaa Bishii Juun 2005, intaas ka dib wuxuu ku-joogay Sharci-darro (illegal mandate).

Haddaba, waxaa waajib noqotay in la meelmariyo go’aamodii Goleha Sare ee saldhigoodu ahaa in Ururka lagu soo dabbaalo dhaqankii Ururnimoda & Xeerka:, si Ururka looga badbaadiyo cudurada naafeeyay:

Isugeynta  culeyska xadgudubka gaadhay xeerka & dhibka ka dhashay dibudhaca, waxay maanta ONLF dhaxalsiisay in ay  burbur qarka u saarantahay. Sidaas darted, waxaa Xubnaha Ururka & Taageerayaasha intaba lagu wargelinayaa inay si xilkasnimo & tusaale leh gacan buuxda uga geystaan dhaqangelinta go’aamoda warmurtiyeedkan.

Ugu danbayntii waxaa  Xubnaha ONLF, Kaadirka,  Jaalliyaadka Somalida  Ogadenia (Gudaha & Dibadda), Ururada Bulshada, Taageerayaasha, Ururoda & Dawladaha aan Saaxiibka nahay, Warbaahinta Gudaha & Dibadda intaba lagu wargelinayaa in ay la socdaan  isbaddalka ku yimid Hoggaaminta Jabhadda ONLF.

Wadatashiga & Wadajirku Waa Gaadhista Midnimoda, Guusha & Gobonimada.

Goleha Sare ONLF

Xarunta Cilmibaadhista iyo Warfaafinta Somaalida Ogadenya ( XCIWSO )
Warmurtiyeedkii Shirkii ay u Qabatay Ururka onlf

24.11.2007 London UK

Annaga oo ah Xarunta cilmibaadhista iyo warfaafinta Somaalida  Ogadenya  SOMALI OGADEN RESEARCH & INFORMATION  CENTRE ( SORIC ) Kaadirka, Aqoonleyda, Xubnaha Jalliyadda Ogaadeeniya &  Somalia iyoTaageerayaasha Jabhadda & Martisharafta shirka ka qaybgalay waxan dhammaan isku raacnnay in aan hiil iyo hoo intaba la garab istaagaano halganka xoreynta iyo aayo-ka-tashiga Ogaadeeniya.gaar  ahaan;wuxuu shirku iskuraacay in gacan buuxda laga geysto hawlgalka go laha sare uu ugujiro qabashada Shirweynaha sadaxaad ONLF Sidookale  Ka qayb-g.alayaashu  waxay ka kalayimaadeen dhamaan gobalada uk iyo Farance iyoGermany.

Shirkan oo ahaa runtii mid siweyn loosoo abaabuley  ayaa ahaa mid si aan qorsoodi ahayn laysula lafaguray qodabadii lasoo bandhigay.Golaha sare ee ONLF waxay halkaa ka faafiyeen warmurtiyeed ay ku cadeeyeen in uusan Gudoomiyihii hore ee ONLF kumatali karin  fagaarayaasha caalamka  magaca ONLF.

Waxay kaqayb galayaashu   is weydaarsadeen su’aalo iyo talabixin aad u xiiso badnaa.   dadkii shirkaa kasoo qaybgalay ayaa waxay islaqireen in uusan shirkan midlamid ah  uu san horay uga dhicin fagaarayasha dalka  uk  taas oo noqotay dhaqan cusub oo ay soo bandhigeen, ergadii kasocotay Golaha sare ee ONLF.

Kadib furitaankii shirka, Waxyaabihii ugu xiisaha badnaa ee shirka lagu soo bandhigay waxaa kamid ahaa  warbixintii  waftiga iyo cajaladii maqalka iyo muuqaalka ahayd ee laga soo duubay naftood hurayaasha jiidda hore iyo dhibaatooyinka  lagu hayo ummadda aan waxba galabsanin ee reer  Ogadeniya. Waxaa kale oo runtii in laxuso mudan cadeymo qoraal ah ooy soo bandhigeen Golaha sare ee ONLF taas oo tibaaxaysay waxayaabo horay loogu xamanayey Maxamed cumar cismaan,waxay soobandhigeen xidhiidhkii u dhexeeyey maxamed cumar  iyo Gumeysiga  taas oo aad loogu qancay in ay wax kajireen.

1.       Ka dib markii si qoddo dheer looga dooday taariikhda Halganka Gobonimo doonka Somalida Ogaadeeniya, sida Halgankii Imaam Axmed Ibrahin Aw Qaasim (Axmed-Gurey), Sayid Maxmed Cabdulle Xassan, Dhaq-dhaqaaqii Xoreynta Ogaden  (OLM ama Nasrullahi),  Jabhadda Xoreynta Somali Galbeed (WSLF)  & Jabhadda Wadaniga  Xoreynta Ogaadeeniya  (ONLF);

2.       Shirku wuxuu  si mug weyn u qiimeeyay guuleha laga gaadhay Halganka hubaysan & midka siyaasadeed ee ONLF hormuudka ka tahay;

3.       Ergooyinka shirku waxay si buuxda u muujiyeen in la soo celiyo sharaftii & miisaankii ONLF ay ku lahayd fagaaraha adduunka, gaar ahaan Geeska Afrika;

4.       Waxaa sidoo  kale Shirka lagu qiimeeyay arimo ay ka mid yihiin: Siyaasada, Dhaqaalaha, Bulshada, Ciidamada, Maamuulka Degmooyinka & arimaha Gabood-falka & xadgudubka ka  dhanka ah Xuquuqul-insaanka  ee Gumeysiga  Ethiopia ku hayo dadweynaha Somalida Ogadeeniya;

5.       In la qabto Gudi ka kooban Guurtida & Aqoonyahanada oo iska kaashanaya sidii lagu qaban lahaa Shirweynihii Ururka si deg-deg ah, si loo soo afjaro mugdiga & kala-fogaanshaha  muuqda;

6.       In la garab-istaago halganka gobonimadoonka ee ururka ONLF hormuudka ka yahay;

7.       In Gudi gaar  ah loo xilsaaro arimahii ay xubnihii Golaha Sare ee ONLF ka xishoodeen in ay shirka hortiisa ka sheegaan iyada oo halganka la dhawrayo;

8.       Shirku wuxuu  mar labaad cadeynayaa in  midnimada Somalida Ogaadeeniya la hormariyo loona-suurto geliyo dadka Somalida Ogaadeeniya in ay si buuxda uga tashadaan aayahooda. Wuxuu shirku Somalida Ogaadeeniya ugu baaqayaa in ay u midoobaan halganka gobonimadoonka dalkooda islamarkaana taageero buuxda siiyaan hirgelinta Shirweynaha Jabhada ONLF sida ugu dhakhsaha badan.

9.       Wuxuu shirku  si adag u canbaareynayaa xadgudubka ka dhanka ah xuquuqda Aadamaha ee Taliska Melise uu u geysto Somalida Ogaadeeniya. Wuxuu shirku mar kale canbaareeyey falalka argagixiska ah ee dowladda  Ethiopia ku heyso shacabka aan waxba galabsan ee Somalida Ogaadeeniya.

10.    Waxaan si adag dowlada  Ethiopia uga dalbanaynaa in ay deg-deg  ku joojiso falalka xad-gudubka ah ee ay ku hayso dadweynaha Ogaadeeniya sida: joojinta kufsiga ay ku hayaan askarta  Ethiopia caruurta aan qaangaadhin, haweenka waayeelka ah iyo joojinta cudurka dilaaga ah HIV Aids ee   lagu sii fidinaayo ummada Ogaadeeniya.

1.       Waxaan canbaareynaynaa xadhiga, Jidh-dilka iyo Toogashada aan aabayeelka laheyn ee ay askarta  Ethiopia ku hayaan Dadweynaha Ogaadeeniya; waxaan sidoo kale canbaareynaynaa  boobka hantida xoolo-dhaqatada, ganacsatada iyo beeraleyda. Anaga oo aad uga danqanay dhibaatada lagu hayo dadweynaha Ogaadeeniya, waxaan canbaareynaynaa marlabaad joojinta ganacsiga u dhexeeya Ogaadeeniya iyo dalalka deriska la ah.

2.       Shirku wuxuu  canbaareynayaa siyaasada  Ethiopia ee ku salaysan  “toogo Somalida oo dil” iyo dhaqanka gubista tuulooyinka iyo degmooyinka ku yaala gobalada sida: Qoraxay, Jarar, Nogob, Dollo, Jigjiga , Libaan… IWM;

3.       Waxaa kale oo  uu shirku canbaaraynayaa kana codsanayaa  Beesha caalamka in Melise Zenawi la horkeeno Maxkamadda Aduunka ee Hage iyo inta kala-qayb gashay faldambiyeedyada ay ka  galeen Xuquuqda Aadamaha.

4.       Sidoo kale wuxuu shirka codsanayaa in la meelmariyo xaqa dadka Somalidda Ogaadeniya ay u leeyihiin in kaalmadda aduunku soo gaadho lana soo booqdo, si loo ogaado xaaladda dhabta ah ee dalka Ogaadeeniya ku suganyahay.

5.       Wuxuu shirku  ugu baaqayaa geesiyiinta Somaliyeed oo dhan inay taageero buuxda u fidiyaan halganka ay ku jiraan walaalaha Somalida Ogaadeeniya.si kasta oo suurto gal ah.

6.       Ka qayb galayaasha shirku waxay ku dhawaaqayaan inay diyaar u yihiin siddii loo xoojin lahaa halganka taariikhiga ah ee ay u guntadeen Hoggaanka Golaha Sare ee ONLF. Hadaba si xilkaa ay u gutaan wuxuu shirku Horseedka Halganka kula dardaarmayaa inay si xilkasnimo leh u meelmariyaan xilka ummada ka saaran.

7.       Kasoo qaybgalayaasha shirka iyo SOMALI OGADEN RESEARCH & INFORMATION CENTRE (SORIC))  waxay si buuxda u taageereen in heshiis laga dhex abuuro garabyada kukala aragti duwan qaab usocodka halganka. Waxayna aaminsanyihiin in ay suurta galtahay midaynta aragtiyada kala duwan, hadii lahelo dad daacad ah oo arintaas u guntada helana kalsoonida dhinacyada kala aragtida duwan.

8.       Ugu dambayntii  ka qaybgalayaasha shirku  waxay wadajir u canbaaraynayaan gaboodfalka joogtada ah ee Kaligii Taliye Malise uu ku hayo shucuubta ku hoos jirta gumaysiga Itoobiya, sida Ogaadeeniya, Oromia, , Sidama iyo qoomiyadaha la cadaadiyo. Ergooyinkii shirka ka soo qaybgalay waxay si gaar ah ugu adkaynayaan in Somalida Ogaadeeniya u midowdo la dagaalkan gumaysiga, midaas oo noqonaysa gaadhida guusha. Intaa waxaa dheer oo la isku afgartay in Hogaaminta Jabhadu adkayso ku dhaqanka xeerka iyo nidaamka Demoqraadiyadda iyo kaabeyaashooda.

Somali  Ogadenian Research & Information Centre (SORIC)

24 /11/2007