Archive for 'Press Release'

Statement: the Ogaden National Liberation Front [ONLF] Will Sign on the Final Peace Agreement with Ethiopia in October

Statement: the Ogaden National Liberation Front [ONLF] Will Sign on the Final Peace Agreement with Ethiopia in October

The Somali people in the Ogaden suffered a huge amount of political unrest in the region that caused many deaths and now is the time for a political solution

Full Story

War Saxaafadeed: Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya [Jwxo]

War Saxaafadeed: Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya [Jwxo]

Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya [Jwxo], Waxay uga digaysaa Gudoomiyihii Hore ee ONLF, in uu ka baxo dambiyada uu maleegayo ee ka dhanka ah madaxda ONLF.

Full Story

War Saxaafadeed: ka Soo Baxay Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya [Jwxo]

War Saxaafadeed: ka Soo Baxay Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya [Jwxo]

Dawlada Itobiya iyo Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya [Jwxo] oo uu Wadahadal Fool ka Fool ah Dhex Maray, Markii Ugu Horeysay Muddo 16 Sano ah.

Full Story

War Saxaafadeed ka Soo Baxay Golaha Sare ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya [GS- JWXO]

War Saxaafadeed ka Soo Baxay Golaha Sare ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya [GS- JWXO]

War Saxaafadeed ka Soo Baxay Golaha Sare ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya [GS- JWXO], oo ku aadan mawqifka iyo marxalada siyaasaadeed ee Jabhada oo ka turjumaya dacaayado maxaabsi ah oo la galiyey warbaahinta

Full Story

War Saxaafadeed ka Soo Baxay Xoghayaha Warfaafinta ee Golaha Sare Jwxo, oo ku Aadan Warar Been Abuur ah

War Saxaafadeed ka Soo Baxay Xoghayaha Warfaafinta ee Golaha Sare Jwxo, oo ku Aadan Warar Been Abuur ah

Waxay baryahan ay faafinayeen qaar ka mid ah saxaafada ka soo jeeda dhulka Somalida Ogadeeniya, warar ku tidhi ku teen ah oo aan sal iyo raad toona lahayn, dacaayadahaas oo la rabo in lagu jaha wareeriyo halganka ay horseedka

Full Story

War Saxaafadeed ka Soo Baxay Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeeniya [Jwxo]

War Saxaafadeed ka Soo Baxay Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeeniya [Jwxo]

Golaha Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeeniya [Jwxo] oo Isugu Yimid Kulan, Wada Tashi Dheer ka Dibna Isbadal ku Sameeyey Maamulka Jabhada.

Full Story

War Saxaafadeed: ONLF oo Soo Dhawaysay Cunaqabataynta Golaha Amaanku Saaray Dawlada Eritrea

Golaha Amaanka ayaa mudo dheer ka fiirsanayey in cuna qabatayn la saaro xukuumada Eritrea iyo in kale,  marar badana looga digay falalka qaska ah ee ay ka samaynayso dalalka Somaliya iyo Djabouti.

Full Story

Warmurtiyeedka Goleha Sare ONLF

Sum: JWXO/WM/GS/03/2007
Tar: November 24, 2007
Markaan dib u fiirinno ama qiimaynno marxaladaha & heerarka kala duwan ee Halganka ONLF Hormuudka ka tahay uu soo maaray, waxaa si cad u muuqanaya oo la arki karaa waayo-aragnimoda laga dhaxlay hawlgalladii la soo maray

Full Story

Xarunta Cilmibaadhista iyo Warfaafinta Somaalida Ogadenya ( XCIWSO )

Warmurtiyeedkii Shirkii ay u Qabatay Ururka onlf
24.11.2007 London UK
Annaga oo ah Xarunta cilmibaadhista iyo warfaafinta Somaalida  Ogadenya  SOMALI OGADEN RESEARCH & INFORMATION CENTRE ( SORIC ) Kaadirka, Aqoonleyda, Xubnaha Jalliyadda Ogaadeeniya & Somalia

Full Story