Archive for 'Somali'

Kullan Xiiso Badan oo Lagu Taageerayay Nabada, Laguna Soo Dhawaynayay Gudoomiyah ONLF iyo Waftigii la Socoday oo ka Dhacay Magaalada San Diego

Kullan Xiiso Badan oo Lagu Taageerayay Nabada, Laguna Soo Dhawaynayay Gudoomiyah ONLF iyo Waftigii la Socoday oo ka Dhacay Magaalada San Diego

Waxaa shalay oo Axadda ahayd bishan August 8, 2010 magaalada San Diego ee Gobalka Kalifoorniya ee dalka Mareykanka ka dhacay xaflad qado sharaf ah oo lagu soo dhaweynayay Guddoomiyaha ururka ONLF Eng. Saalaxudiin

Full Story

Wafti uu Hogaaminayo Gudoomiyaha ONLF, Eng Salaxdin Cabdiraxmaan Xaaji Macow oo ka Degay San Diego

Wafti uu Hogaaminayo Gudoomiyaha ONLF, Eng Salaxdin Cabdiraxmaan Xaaji Macow oo ka Degay San Diego

San Diego – [Ogaden.info, August 7, 2010] – Waxaa magaalada San Diego ee gabalka California ee dalka Maraykanka soo gaadhay maanta wafti balaadhan oo uu hogaaminayo gudoomiyaha ururka ONLF, Eng. Salaxdin Cabdiraxmaan Xaaji

Full Story

Shirkii Washington DC, Uga Socday ONLF iyo Itobiya oo la Soo Gabogabeeyey

Shirkii Washington DC, Uga Socday ONLF iyo Itobiya  oo la Soo Gabogabeeyey

Shirkii Washington DC uga socday ururka ONLF iyo dawlada Itobiya oo ku dhamaaday isfaham wanaagsan iyo iyada oo loo balamay talaabada tan xigta oo la filayo in ay ka dhicidoonto gudaha dhulka Somalida Ogadeeniya.

Full Story

Wadahadaladii u Dhaxeeyey ONLF iyo Itobiya oo Wali ka Socda Washington DC

Wadahadaladii u Dhaxeeyey ONLF iyo Itobiya oo Wali ka Socda Washington DC

Washington DC, August 02, 2010 – Waraka ka imanay magaalada Washington ee cariga Maraykanka ayaa sheegaya in wadahadaladii nabada ee u dhaxeeyey ururka ONLF iyo dawlada Itobiya uu galay maalintii saddexaad, uuna marayo

Full Story

Waraysi ay Ideecada BBC, la Yeelatay Gudoomiyaha ururka ONLF

Waraysi ay Ideecada BBC, la Yeelatay Gudoomiyaha ururka ONLF

Gudoomiyaha ururka ONLF, ayaa waraysi dheer siiyey Ideecada BBC-da isaga oo ku sugan magaalada Washington ee dalak Maraykanka halkaas oo uu kaga qayb galyo wada xaajood u dhaxeeya dawlada Itobiya iyo Jabhada ONLF, ee uu

Full Story

Gudoomiyaha ONLF, Eng. Salaxudiin Cabdiraxmaan Xaaji Macow iyo Wafti la Socota oo u Kicitimay Cariga Maraykanka.

Gudoomiyaha ONLF, Eng. Salaxudiin Cabdiraxmaan Xaaji Macow iyo Wafti la Socota oo u Kicitimay Cariga Maraykanka.

Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo gudoomiyaha Jabhada Wadaniga xoraynta Ogadeeniya, Eng. Salaxudiin Cabdiraxmaan oo maanta u kicitimay dalka Magaalada Washington ee dalka Maraykanka

Full Story

Waftigii ONLF ee Baryahanba la Sugayey oo Galabta Gabaldhicii Gaadhay Magaala Qabridahare

Waftigii ONLF ee Baryahanba la Sugayey oo Galabta Gabaldhicii Gaadhay Magaala Qabridahare

Wafti balaandhan oo ka kooban xubno sare oo ururka ONLF ah, ayaa maanta waxay socdaal ugu baxeen gabalka Qoraxeey, si ay u amaba qaadaan hawlgalka wadahadalda nabada ee uu ururku la galay dawlada wadaaga ah ee Itobiya

Full Story

Waftigii ONLF oo Saaka Dhagaxbuur Kula Hadlay Dadweyne Badan

Waftigii ONLF oo Saaka Dhagaxbuur Kula Hadlay Dadweyne Badan

Dhagaxbuur – [Ogaden.info], Warar hada naga soo gaadhay degmada Dhaxbuur ayaa sheegaya in qayb ka mid ah waftigii ONLF, ee hawlaha ka waday gudaha ay shir ku qabteen magaalada. Daawo Sawirada Shirka

Full Story

Somali Ethiopian Community [SEC] oo Soo Dhawaysay Siidaynta Cabdi-Nuur Maxamed Sooyaan iyo Xubnaha Kale.

Somali Ethiopian Community [SEC] oo Soo Dhawaysay Siidaynta Cabdi-Nuur Maxamed Sooyaan iyo Xubnaha Kale.

Jaaliyada Somalida Itobiya [JSI] ee dalka Denmark oo soo dhawaysay maxaabiista siyaasada u xidhnayd ee lasii daayay mar labaadna hambalyo u dirtay madaxwaynaha D.D.S Mudane Cabdi Maxamed Cumar

Full Story

Xubin Sare oo ka Tirsan ONLF ah oo Laga Siidaayey Xabsiga Jijiga

Xubin Sare oo ka Tirsan ONLF ah oo Laga Siidaayey Xabsiga Jijiga

Jijiga – [ Ogaden.info],  Wararka naga soo gaadhaya magaalada Jijiga ee xarunta Dawlada Somalida, ayaa sheegaya in maalintii shalay ahayd xabsiga laga siidaayey N/hure Cabdi-Nuur Maxamed Sooyaan oo ka mid ah madaxda sare ee

Full Story