Archive for 'Somali'

Sharciga Itobiya Wuxuu Khasbi in Wariyeyaashu ay Cadeeyaan Meelaha ay Wararka ka Heleen

Sharciga Itobiya Wuxuu Khasbi in Wariyeyaashu ay Cadeeyaan Meelaha ay Wararka ka Heleen

Itobiya oo soo saartay sharci cusub oo ay ugu talo gashay sida ay sheegtay argagixisada, sharcigaas oo galka ka siibay xuquuqda wariyeyaashu in ay ilaaliyaan meelaha ay warka ka helaan, wasiir ka tirsan dawlada ayaa ku

Full Story

Halgamaagu ma Dhinto: Taariikh Nololedkii Maxamed Diiriye Uur-doox

Halgamaagu ma Dhinto: Taariikh Nololedkii Maxamed Diiriye Uur-doox

Todobaadkii hore ayey ku beegnay dhimashadiisii, Eebow kuu naxariiso waxaa uu ka mid ahaa aasaasayaashii Jabhada Xoreynta Somali Galbeed oo si weyn uga dagaalantay dhulka Somalida Ogadeeniya, kana xoreysay

Full Story

Qaxootiga Somalida Ogadeniya ee dalka YEMEN oo Kulan Muhiim ah ay Wada Qaateen UNHCR

Qaxootiga Somalida Ogadeniya ee dalka YEMEN oo Kulan Muhiim ah ay Wada Qaateen UNHCR

Dalka Yeman ayaa waxaa uu ka mid yahay dalalka ay joogaan qaxooti badan oo ka soo carary dhulka Somalida Ogadeeniya, kana mid ah qaxootiyo ka kala yimid Qoomiyado badan

Full Story

Ciidamada Meel ku Gaadhka ee Ina Iley oo Toogasho ku Dilay Wiil Yar

[Qabri-bayax - S/Ogadenia], ciidamada meel ku gaadhka ee Ina Iley ayaa toogasho ku dilay wiil dhalinyaro ah oo ka mid Qaxootiga ay UNCHR ku xanaanayso degmada Qabri-bayax

Full Story

Kulan Lagu Xusuusanayey Naftiihure Dr. Mohamed Siraad Dolal oo Kenya ka Dhacay

Kulan Lagu Xusuusanayey Naftiihure Dr. Mohamed Siraad Dolal oo Kenya ka Dhacay

Shir si wanaagsan loo soo agaasimay oo lagu xasuusanayey Naftood hurayaashii Halganka ay wado ONLF buddhigaha u ahaa, kuna shahiiday oo ka dhacay degmada Dhadhaab, waqooyi bari ee Kenya. 

Full Story

Shirar Xus ah oo ka Kala Dhacay Garsia, Dhadhaab iyo South Afrika

OI: Wararka naga soo gaadhay Bariga Afrika ayaa waxay sheegayaan in ay ka dhaceen dalka Kenya shirar dhawr ah oo lagu xusuusanayey Halgame Dr.

Full Story

Geeri Naxdin Leh: Toogasho Lagu Diley Saddex Nin oo Somali ah Minneapolis

Innaa Lillaahi Wa innaa Illaahi Raajicuun:Jaaliyada Somalida Ogadeeniya meel kasta oo ay joogtaba waxay tacsi u diraysaa, eheladii iyo qoyskii ay ka

Full Story

Gudoomiyaha Ururka ONLF Eng. Saalax Cabdiraxmaan Xaajo Macow oo Bilowga Sanadka Cusub Awgii Dhambaal Hambalyo u Diray Dhamaan Umada Somalida Ogadeeniya.

Gudoomiyaha Ururka ONLF Eng. Saalax Cabdiraxmaan Xaajo Macow oo Bilowga Sanadka Cusub Awgii Dhambaal Hambalyo u Diray Dhamaan Umada Somalida Ogadeeniya.

Guddoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeeniya [Jwxo] Eng. Saalax Cabdiraxmaan Xaaji Macow, oo dhalashada sanadka cusub awgeed dhamaal

Full Story

Xukuumada Itobiya oo Dadweynaha Gabalka Doolo ku Amartay in ay Baneeyaan Dhul Daaqsimeed Balaadhan

Jijiga – Ogadeeniya [December 28, 2009], wararka ka imanaya magaalo madaxda gabalka Doolo ee Wardher, ayaa waxay xaqijinayaan Dawlada Itobiya Tigray ay wado qorshe balaadhan

Full Story

Zenawi oo soo dhaweeyey cunaqabateynta

Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Meles Zenawi ayaa soo dhaweeyay cunaqabteynta Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ku soo rogtay Eritrea.

Full Story