Archive for 'Jaaliyadka'
Qaxootiga Somalida Ogadeniya ee dalka YEMEN oo Kulan Muhiim ah ay Wada Qaateen UNHCR
Dalka Yeman ayaa waxaa uu ka mid yahay dalalka ay joogaan qaxooti badan oo ka soo carary dhulka Somalida Ogadeeniya, kana mid ah qaxootiyo ka kala yimid Qoomiyado badan
Full StoryKulan Lagu Xusuusanayey Naftiihure Dr. Mohamed Siraad Dolal oo Kenya ka Dhacay
Shir si wanaagsan loo soo agaasimay oo lagu xasuusanayey Naftood hurayaashii Halganka ay wado ONLF buddhigaha u ahaa, kuna shahiiday oo ka dhacay degmada Dhadhaab, waqooyi bari ee Kenya.
Full StoryShirar Xus ah oo ka Kala Dhacay Garsia, Dhadhaab iyo South Afrika
OI: Wararka naga soo gaadhay Bariga Afrika ayaa waxay sheegayaan in ay ka dhaceen dalka Kenya shirar dhawr ah oo lagu xusuusanayey Halgame Dr.
Full StoryGolaha Sare ee JWXO oo ku Hawlan Dardar Galinta Hawlaha Jabhada
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Nairobi, ee dalka Kenya ayaa sheegaya in golaha sare ee ONLF hogaamadiisa jooga Afikada Bari, ay ku
Full StoryJaaliyada JABSO oo Sanadkii Tagay Qiimaynta Jaaliyaadka Kaalinta Kowaad Gashay
Jaaliyada JABSO oo sanadka dhamaaday ka gashay Jaaliyadaha Somalida Ogadeeniya kaalinta kowaad, hawlkarimada ay samaysay JABSO awgeed ayey
Full StoryGeeri Naxdin Leh: Toogasho Lagu Diley Saddex Nin oo Somali ah Minneapolis
Innaa Lillaahi Wa innaa Illaahi Raajicuun:Jaaliyada Somalida Ogadeeniya meel kasta oo ay joogtaba waxay tacsi u diraysaa, eheladii iyo qoyskii ay ka
Full StoryJaaliyada Afrikada Bari ee Sooomaalida Ogaadeeniya [JABSO]
Shirkii Jaaliyada Afrikada Bari ee Soomaalida Ogadeeniya oo socday 10 -14/4/2009 ayaa ku sooo gabagabooobay xerada qaxootiga ee gobolka woqooyi bari ee dalka keenya. April 15, 2009
Shirkii Jaaliyada Afrikada Bari ee Soomaalida Ogadeeniya oo socday 10 -14/4/2009 ayaa ku sooo gabagabooobay xerada qaxootiga ee gobolka woqooyi bari ee dalka keenya. Shirkaas oo lagu qabtay Xeradda [...]
