Archive for 'Home'
Baaq Taagero: Wadahadalada Nabada ee ONLF iyo Itobiya oo ay Soo Saareen Waxgaradka Gabalka Shabeele [gode]
Gode – [Aug 19, 2010] – Waxaa maalintii shalay ahad ka dhacay magaalada Godey ee xarunta gabalka Shabeele, banaanbax aad u balaadhan oo ay sameeyeen dadweynaha magaalada Godey, oo lagu taageerayey wadahadalada
Full StoryWar Saxaafadeed: Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya [Jwxo]
Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya [Jwxo], Waxay uga digaysaa Gudoomiyihii Hore ee ONLF, in uu ka baxo dambiyada uu maleegayo ee ka dhanka ah madaxda ONLF.
Full Story50 Xubnood oo ka Tirsan Cwxo Ayaa Soo Gaadhay Degmada Xamaro
Xamaro – [Aug 18, 2010] – Wararka ka imanaya degmada Xamaro ee gabalka Nogob, ayaa sheegaya in ay maalintii shalay ahayd soo gaadheen magaalada 50 xubnood oo ka tirsan cwxo, oo hore uga hawlgali jiray gabalka Nogob
Full StoryWaftigii Nabada ee ONLF, oo Gaadhay Dhamaan Gabalada Dalka
JiJiga – [Aug 18,2010], Wararka ka imanaya xarunta maamulka Somalida ee Jijiga ayaa sheegaya in waftigii nabada ee ONLF, ay wada gaadheen dhamaan gabalada dalka, bilaabeena hawlahoodii nabada.
Full StoryONLF has Opened Office in Jijiga
The ogaden national liberation front [ONLF] has opened a new office in Jijijga to speed up peace activity between the central government of Ethiopia and ONLF, which has started in Germany early in June 2010.
Full StoryMagaalada Fiiq oo Lagu Qabtay Sanad Guuradii 26aad ee ONLF
Fiiq – [Aug 15, 2010] – Wararka ka imanaya magaalada Fiiq ee gabalka Nogob ayaa sheegaya in uu ka dhacay magaalada shirweyn oo lagu xusayey sanad guuradii 26aad aas aaskii Jabhada ONLF.
Full StoryHogaanka Dhaqaalaha ONLF Ardo iyo Gudoomiyaha Haweenka Dahabo oo Booqday Hoteelka uu Dhaxsinta ku Ahaa Gudoomiyaha ONLF.
Minneapolis – Wararka ka imanay Minneapolis, ayaa sheegaya in gudoomiyaha ONLF, Eng. Salaxdin Cabdiraxman oo dhaxsin ku ahaa hoteel ku yaal Airport-ka Minneapolis in ay booqasho ugu tageen Hogaanka Dhaqaalaha ee ONLF,
Full StoryXuskii Sanad Guuradii 26aad ee ONLF, oo Lagu Qabtay Magaalada Dhagaxbuur
Shir aad iyo aad u balaadhan oo lagu xusayo sanad guuradii 26aad ee ka soo wareegtay aas aaskii ururka ONLF, oo maalintii shalay ahayd lagu qabtay Magaalada Dhagaxbuur, ayey dadweyne aad badan ka soo qayb galeen
Full StoryEritrean Group Set to Overthrow Government
A coalition of ten opposition parties from Eritrea have made a resolution to form a parliament in exile at their just ended assembly in Ethiopia’s Capital, Addis Ababa.
Full StoryWaftigii ONLF, ee Booqanayey Jaaliyadaha Somalida Ogadeniya ee USA, oo ka Degay Minneapolis
Waftigii uu hogaaminayay Gudoomiyaha ONLF, Eng. Salaxudiin Cabdiraxmaan iyo wakiilka ONLF ee dalka Canada Cabdi Aadan Xasan, ee baryahan socdaalka ku marayey gabalada Maraykanka ee ay degan yihiin Jaaliyadaha Somalida
Full Story
