Ogaden Info the Official website of Somali in Ogaden » Home

ONLF: Shir Nabadeed oo Aad u Balaadhan oo ka Dhacay Nairobi
Waxaa maalintii Jamcaha ahayd shir balaadhan ku qabtay magaalada Nairobi Jaaliyada Afrikada Bari ee Somalida Ogadeeniya [JABSO]. Shirkaas oo ku saabsanaa wadahadalada nabada ee u dhaxeeya dawlada Itobiya iyo ururka ONLF, ayaa waxaa ka soo qayb galay wax garadka u dhashay dhulka Somalida Ogadeeniya ee degan Bariga Afrika.

Shirka ayaa laggaga hadlayey sidii loo taabo galin lahaa wadahadalada nabada ee socda iyo waliba hanaanka geedi socodka nabada.

Waxaa shirka ka soo qayb galay gudoomiyaha Jabhada wadaniga xoraynta Ogadeeniya [Jwxo], Eng. Salaxudin, oo hawlo shaqo u joogay Bariga mudo laba todobaad ah.

Waxaana ugu horaynba shirka lagu furay aayado Quran ah iyo wacdi diini ah, ku furay Sheekh Maxamed Dubad Xirsi Cagoole, oo si qoto dheer uga warbixiyey heshiiska Itobiya iyo ururka ONLF. Waxaa kale oo uu Sheekh Maxamed si waafi ah uga hadlay sidii ay diinta Islaamka ku soo gashay dhulka Somalida Ogadeeniya, taariikhda dariiqooyinkii fidiyey diinta oo kuligood ka soo jeeday dhulka Somalida Ogadeeniya.

Cabdulahi Qamaan Shafad, oo ka tirsan golaha dhexe ONLF, kol dhawna ka soo laabtay dalka, kana mid ahaa xubihii u tagay dalka hubinta xabad joojinta, ayaa makarafoonka lagu soo dhaweeyey. Mudane Cabdulahi Qamaan, ayaa dhiibay warbixin dheer oo ku saabsan guud ahaan, sida ay uga socodaan hawlaha nabadu dalka iyo waliba hawlaha lagu horumarinayo nolosha dadka.

Cabdulahi ayaa sheegay in uu cagta mariyey lixda gabal ee ay ONLF, dagaalada ka waday 17 sano. Wuxuu yidhi Cabdulahi “nabadu si guud ayey dalka uga hirgashay shacabka ayaan cid walba uga horeeya nabada.”

Waxaa kale oo isna shirka ka hadlay Nabad doon Axmed Sheekh Doodi, oo ka mid ahaa qurba joogta taariikh weyna ku leh halgamadii kala dambeeyey ee ka dhacay dhulka Somalida Ogadeeniya.

Mudane Doodi, ayaa sheegay in uu ka mid ahaa dadkii inta badan xabada ka ridayey dalka, ahaana masuuliyiintii Jabhadii WSLF iyo nasrulah, “wadahadal is afgarad kama horeeyo, nabaduna waa furaha nolosha” sidaas waxaa yidhi Mudane Doodi.

Waxaa kale isna halkaas tixo gabay ah oo khuseeya nabada dhaqaajiyeyna tdareenka dadka ka soo jeediyey Nabadoon, Abwaan Muxumed Cabdulahi Barkhadle oo ku magac dheer Sanweyne. Nabadoonka oo ka yimid cariga Maraykanka ayaa u soo safray kumaankum Mayl, sidii uu nabad iyo nolol ugu soo celin lahaa ummada Somalida Ogadeeniya, isaga oo ay naftiisu ku qanci wayday in uu kaligii noolaado.

Waxaa hadalka lagu soo dhaweeyey Gudoomiyaha ONLF, oo shirka ka jeediyey hadal dheer oo uu ku sharxayo siyaasada nabada ee ururka ONLF iyo waliba musaqbalka ururka, marka la kala saxiixdo heshiiska ugu dambeeya.

gudoomiyaha ayaa sheegay in uu ururka ONLF, u galay nabada danta dadweynaha Somalida Ogadeeniya, balse isaga iyo xubnaha ururkiisa midna uusan lahayn hami siyaasadeed oo ay u galeen heshiis.

Gudoomiyaha ayaa waxaa uu dadweynihii goobta fadhiyey u sheegay in ay nabadii keeneen iyaga oo urur ah, hirgalintiisana laga sugayo dadweynaha Somalida Ogadeeniya.

Gudoomiyuhu wuxuu hadalkiisa ku gabo gabeeyey nabada ayaa fure u ah nolol iyo wanaaga.

Ogaden.info

Hogaamiyaha Ururka ONLF, Eng Salax Cabdiraxman oo Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Siiyey Ideecada BBC-da.
Hogaamiyaha ONLF, Eng. Saalax, ayaa sheegay in uu shirweynihii 3aad ee ururka ONLF, uu ka dhicidoono Ceelka Gari-go,an bishan dhaxdeeda.

<object width="480" height="385"><param name="movie" value="http://www.youtube-nocookie.com/v/_BrRRBuxxlw?fs=1&hl=en_GB&color1=0x3a3a3a&color2=0x999999"></param><param name="allowFullScreen" value="true"></param><param name="allowscriptaccess" value="always"></param><embed src="http://www.youtube-nocookie.com/v/_BrRRBuxxlw?fs=1&hl=en_GB&color1=0x3a3a3a&color2=0x999999" type="application/x-shockwave-flash" allowscriptaccess="always" allowfullscreen="true" width="480" height="385"></embed></object>

Waxaa kale oo uu Hogaamiyuhu sheegay in shirweyne Qaran oo aad u weyn uu ka dhicidoono gabalka Qoraxeey. Waxaa kale oo raacidoono saxiixa kama dambaynta ah ee u dhaxeeya ONLF iyo Dawlada oo ka dhicidoona magaalada Addis Ababa.

Waraysiga oo dhamaystiran halkan ka dhagayso

ogaden.info

33 Xubnood oo ka Tirsan Cwxo oo si Nabad ah ku Yimid Magaalada Dhuxun
Duhun, [Sept 03, 2010] – War naga soo gaadhay magaalada Duhun, ee gabalka Nogob ayaa xaqiijinaya in maalintii talaadada ahayd ee bisha August 31, 2010 ay si nabad ah ku yimaadeen magaalada 33 xubnood oo ka tirsan Cwxo iyo 2 sarkaal.

Ciidanka ONLF, ee soo gaadhay magaalada dhuxun oo ay tiradoodu gaadhayso 35 xubnood, ayaa waxay sheegeen in markii uu soo gaadhay fariinta madaxda ONLF ee nabada ay aqbaleen.

Waxay sheegeen saraakiishu in markii ay diyaargaroobeen uu Throyya kula soo xadhiidhay Cabdi Cabdulahi oo jooga xerada qaxootiga ee Xagardheer uuna u sheegay in ayna maqal fariinta la soo gaadhsiiyey.

Saraakiisha ayaa codsatay in uu Cabdi Cabdulahi ama cid ka socota isaga in ay u timaado, si ay u hubsadaan arimaha uu sheegayo, waxayna sugayeen mudo bil ah.

Bare Dhicis oo ah ninka ciidanka watay ayaa sheegay “waxaanu waynay cid noo timaada telefoon mooyee, waxaanan ogaanay in aanaan telefoon ku shaqayn karin.”  Waxaanu la soo xidhiidhnay wakiilka nabada ee ururka ONLF, u jooga magaalada Fiiq, wuxuuna na yidhi “imaada xiliga aad go,aansataan.”

“Sidaasi ayaanu ku nimid magaalada Dhuxun, waana na lagu soo dhaweeyey” ayuu yidhi Bare Dhicis. Waxaana nala jooga madaxda ONLF, ee wada nabada uu qaatay ururka ONLF.

Ogaden.info

Gabay Taagero ah Wadahadalada Nabada/ WQ M Hiirada
Taagerada heshiika Soomaali/Ogaden/ Galbeed , Gabaygan kooban ee degdega ah waxaan ugu talo galay in uu dhiiri gelin u ahaado shirarka iyo go’aamada dambe ee heshiisaka buuxa lagu kala saxiixan doono. Kuwaas oo ah kuwo guul kama dambays ah ay ka dhalandoonto Inshaa Allh.

Tixdan waxaan ku hal qabsanayaa Asad Suldaan Maxamuud Haybe oo aanu saaxiib nahay. Isagoo goob joogna ka ahaa wada xaajoodkii ku dhex maray dowladda itoobiya iyo jabhadda ONLF magaalada Washingtoon ee dalka Maraykanka. tixdii gaabnaydna waa tan ee ku soo dhowaada;

Asadow ma daalaad tihiyo, lagama maarmaane

Maxmuud Haybe maskii aabahaa, marinki uu jeexay

Midaan ciirin weeyaan waqiis, magan ilaahay e

Adaa ii markhaatiya dantiyo mowqifkan qabaye

Maqaal lagu hanuuniyo waxaan, maanso tirinaayey

Murti gabay waxaan curiyey iyo, hadallo miisaan leh

Ama meel fagaara ah wacdiga, kaga masuugaynin

Waxaan nabad macaankeed sharxoo, maanka gelinaayey

Waxay qaar imaagaan anoo, maandhow ku hayaaba

Alla mahaddi maantaa xaqii, muuqanahayaaye

Ugaasyada degaankaa metela, meel kasana jooga

Cabdi maxamed madax weynahaa, maqadinkeennii ah

Inuu miigan yahay waa hubaal, muranku waa ceebe

Mudanahaas la doortiyo, raggaa manta talinaaya

Inay nolosha maaraynayaan, waa mid la hubaaye

Masiir shacabka waw daacadoo, waa mintidayaane

Magaalada addiis iyo jigjiga, ama maraykaanka

Madashii la joogaba shirkiyo, muxubbo xaajoodka

Durba maqallay maandhaafki jirey, waa la maanacaye

Maxaabiis xidhnayd oo la rabay, madax ka goyntooda

Macfaa loogu deeqoo la dhahay, sii mardaadiya e

qoysaskii madluumaa la yidhi, waa mashxaradeene

mar haddaan magliga laysla dhaco, meel fog tegahaynin

oo maydka go’ayaa noqdeen, minanka kii joogay

waa maxay mujaahidkan makalay, maxasta gaajaysan

waa maxay mindida dooxaysaa, ubad masaakiin ah

Kuwo midabka soomaaliyeed, lagu malaynaayo

Musaafuris dadkay u melmeleen, jeel in lagu miiso

Ama inuu u muuqdaba necbaa, kii martabad haysta

Iminkana maxay sheegayaan, waa maslaxad beele

Ma malaynayaan been damboo, la isku maaweesho

Alla mahaddi maantaa xaqii, muuqanahayaaye

Wixii kalaba waad maamushaa, ama macnaysaaye

Talo kaa murkucataad maruun, dib uga maagtaaye

Madaafiic dadkay madhinaysaan, maydku soo bixine

Muddo aan dhowyn baa dagaal, Mooye loo umaye

Lagu musallif mood iyo wixii, maal la hayn jiraye

Laga guur magaalooyinkii, magaca weynaaye

Muqdushaba waataa haawatoo, magan bariinayne

Marti baan ku nahay meel kastoo, loo miciisnsado e

Laga maaran calankii mudnaa, midab buluug leeye

Jabhadahan maqiiqani na bade, murugu ciilkoode

Maatada qaxaysaa ku luma, badaha moolkoode

Mooryaan is dilayaa ku hadhay, ma hurtadeenniiye

Magalooti beenlow ahoo, maanka laga qaaday

Malafsadaha dhiiggii dadkoo, muudsadaa badane

waa maxay manfacadaa fidmadan, laga macaashaayo

Macna kalana waa erey yaraan miinka ka higaadshey

Engineer macaw iyo rag kaloo, wada maqaawiiraa

Iyo madaxda dhaqankoo midnimo, meel u wada jeeda

Iyo shacbka oo midho nabdeed, muuqda guran doona

Allahayow muraadkood sii, maalig baad tahaye

M. Hiirad

ogaden.info

ONLF delegates are visiting the Nogob Region
A text message we have received through the satellite telecommunications system by our ogaden.info journalist with the ONLF delegates in Nogob, the western region of the Ogaden, says that the delegates have participated in a public meeting held at Fik town.

ONLF delegates have been delivering the peace message to the people in the Ogaden region and calling its army to come out of hiding and put down their weapons to take part in the peace programs between the government and the organisation.

ONLF sent home its members to persuade the Ogadenian people with the peace treaty it began with the Ethiopian government in early June 2010. Since then, several delegate heads travelled to six zones of the Ogaden region that are among the most troubled areas due to the

conflict.

The ONLF information secretary Abdulahi Ibrahim speaking to the population of Fik town at the gathering held in the town yesterday said “the ONLF will not stop the struggle for self-determination, but it changes the strategy by laying down guns to stop displacement and death of the civilians and to use a peaceful method within Ethiopia.”

Mr. Ibrahim is one of the longest serving member of the ONLF organisation during the struggle andhas held different responsibilities within the organisation. He was the first ONLF official to visit Addis Ababa to deliver peace.

Other delegates lead by Fuad Farah [xidhkayome], of the ONLF deputy secretary of the social affairs is in the Wardertown of the Dolo region in the South eastern of Ogaden. Other regions the ONLF delegates are visiting include Korahae [Kebrideher], Jarar [Deghbur] and Shabele [Gode].

The delegates are giving an explanation of the peace teary to the people. It is perceived that the peace agreement will be underway precisely before the national conference is held, which is expected to be held in October 2010.

ogaden.info

Wafti Balaadhan ah oo uu Hogaaminayo Fu,ad Cabdiqadir Farax Xidhkayoome, oo Booqasho Shaqo ku Jooga Magaalada Wardher ee Gabalka Doolo.
Wafti balaadhan, oo uu hor kacayo gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada ee ururka ONLF, Mudane Fu,aad Cabdiqaadir Faarax [xidhkayoome], oo baryahanba hawl shaqo u joogay gabalka Doolo, ayaa maanta waxay booqdeen degmada Danood, oo ka tirsan gabalka Doolo.

Waftiga oo mudo ku sugan gabalka Doolo, ayaa waxay waftiga cagta mariyeen dhamaan degmooyinka uu ka kooban yahay gabalka Doolo.

Waftigan oo ka mid ahaa waftigii ONLF,ee u joogaday gudaha Ogadeeniya hubinta xabad joojinta iyo wargalinta dadweynaha wadahadalada nabad ee u dhaxeeya dawlada iyo ururka ONLF.

Waftiga ayaa intii ay joogeen gabalka Doolo, waxay halkaasi kula kulmeen masuuliyiinta cwxo iyo xubno aad u tiro badan oo ka tirsan cwxo oo iyagu qaatay awaamiirtii madaxda Jabhada ONLF. Cwxo, ayaa waxay ku sugan yihiin xeryo looga diyaariyey magaalada Wardher, kuwaas oo halkaas ku sugnaandoona inta laga gaadhayo saxiixa heshiiska ugu dambeeya.

Waftiga ayaa kolka ay dhamaystaan hawlahooda shaqo waxay tagi doonaan magaalada Jijiga halkaas oo ay ka socdaan dhaqdhaqaaqyo shaqo oo loogu diyaar garoobay shiweynihii Jabhada ONLF, oo ka dhici doona gudha Ogadeeniya.

ogaden.info

Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya [Jwxo], oo Cambaaraysay Falkii Fulaynimo ee Muqdisho
Jabhada wadaniga xoraynta Ogadeeniya [Jwxo], waxay cambaaraynaysaa falkii fulaynimada ahaa ee ay kooxda argagixisada ah ee Alshabaab ay ku dileen dadweynaha shacabka ee deganaa Hotelka Muna.

Kooxda Alshabaab ayaa waxay ka gaystay qarax argagixisonimo, magaalada muqdishu, qaraxaas oo ay kula beegsatay dad rayid ah oo deganaa Hoteelka lagu magacaabo Muna.

Halkaas oo ay ku dhinteen in ka badan 40 ruux oo rayad ah oo ay ku jiraan 5 xubnood oo ka tirsan baarlamaanka ku meel gaadhka ee Somaliya.

Jabhada ONLF, waxay tacsi u diraysaa ummada Somaliyeed, gaar ahaana qoysaskii ay ka baxiin dadkii sida foosha-xun uu ururka Alshabaab ugu gumaaday Hotelka Muna.

ogaden.info

Statement: the Ogaden National Liberation Front [ONLF] Will Sign on the Final Peace Agreement with Ethiopia in October
The Somali people in the Ogaden suffered a huge amount of political unrest in the region that caused many deaths and now is the time for a political solution.

The ONLF came from the people of Ogaden and will always care about its people first. The ONLF has received the peace offer from Ethiopia and have consulted with the Ogadenian intellectuals, elders,

traditional leaders and its own members regarding the peace deal and all have agreed with no hesitation with the peace offer without losing their objectives.

The government and the ONLF have caused pointless losses of human life and the destruction of property. So without looking back in the past, the ONLF believes that it is the time to rethink and face the reality with regret and start changing the conflict mannerisms into one that cares for the mothers and children dying daily because of the conflict in the Ogaden region.

The ONLF is one organisation with one leader under Eng. Salahudin Abdirahman Haji Maow, and no one can confuse or stop the peace agreement accepted by the Ogaden people.

The previous leader Admiral Mohamed Omar Osman who was dishonourably discharged from the ONLF leadership in July 2007 is desperately attempting to identify wrongly the peace agreement between ONLF and Ethiopia, which originated Germany on June 2010.

Admiral Mohamed Omar Osman is not acting like one of the Ogadenian people but he is acting  by himself with a few disillusioned followers that happen to be his relatives whom use to spread propaganda on the internet pages by denying the organisations’ peace deal with Ethiopia.

The ONLF is willing to abide by a genuine peace settlement with the Ethiopian federal government alongside conditions in October 2010.

|Ogaden National Liberation Front [ONLF]

Foreign Bureau|

August 24, 2010

ogaden.info

Xoghayaha Gaashaandhiga ee ONLF, Xuseen Mursal Kaahin iyo Wafti la Socda oo Gaadhay Tuulada Garsley
Dhuxun – [Aug 20, 2010] – Xoghayaha gaashaandhiga ee Jabhada wadaniga Xoraynta Ogadeeniya [Jwxo] [ONLF], N/hure Xuseen Mursal Kaahin iyo xubno ka tirsan golaha dhex ONLF, ayaa maanta gaadhay Tuulada Garasley oo ka tirsan degmada Dhuxun ee gabalka Nogob.

Xogahay gaashaandhiga iyo masuuliyiinta la socota, ayaa aad loogu soo dhweeyey Tuulada Garasley, halkaas oo looguna Qalay maanta 5 neef oo Geela iyaga oo kula qadeeyey cwxo ee jooga tuulada, Odayaasha dhaqanka ee magaalada dhuxun iyo kuwa tuulada Garasley.

Xogahaya gaashaandhiga ee ONLF iyo waftiga la socda ayaa waxay baryahanba socdaal shaqo ku joogeen gabalka Nogob, si ay u hubiyaan hirgalinta xabad joojintii ay Jabhadu ku dhawaaqday bishii Juune 2010 badhtamaheedii.

Gabalka Nogob ayaa waxaa uu ka mid ahaa gabalada ay Jabhada ONLF, ku leedahay saldhigyada ee sida aadka ah uu halganku uga socday sanooyinkii ugu dambeeyey. Xoghaya gaashaandhiga ayaa waxaa uu ka mid ahaa saraakiishii ka hawlgali jiray gabalada Nogob, Shabeele, Jarar iyo Qoraxey intii ayna Jabhadu ku dhawaaqin wadahadalada Nabada ee ay la wado dawlada.

Xoghaya, ayaa waxaa uu halkaas kula kulmay maanta saraakiisha cwxo, ee ka hawlgali jiray gabalka Nogob, waxaana uu u faahfaahiyey meesha ay marayaan wadahadalada Nabadu iyo waliba wax looga baahan yahay cwxo.

Xoghaya ayaa hore uga furay xero ay degayaan cwxo, oo ku dhextaal magaalada Xamaro ee gabalka Nogob. Waxaa kale oo xoghayuhu kaga qayb galay todobaadkii hore magaalada Fiiq, dabaal deg loo samaynayey sanad guuradii 26 aad ee ka soo wareegtay aas aaskii ururka ONLF.

Dadweynaha gabalka Nogob ayaa si weyn u soo dhaweeyey wadhadalada nabada. Cwxo ee gabalka Nogob ayaa isana gabi ahaanba soo dhaweeyey wadhadalada nabada ee u dhaxeeya ururkooda iyo dawlada.

Ogaden.info

Baaq Taagero: Wadahadalada Nabada ee ONLF iyo Itobiya oo ay Soo Saareen Waxgaradka Gabalka Shabeele [gode]
Gode – [Aug 19, 2010] – Waxaa maalintii shalay ahad ka dhacay magaalada Godey ee xarunta gabalka Shabeele, banaanbax aad u balaadhan oo ay sameeyeen dadweynaha magaalada Godey, oo lagu taageerayey wadahadalada nabada ee u dhaxeeya ururka ONLF iyo dawlada Itobiya.

Gabalka shabeele oo ka mid ah gabalada ugu hodansan dhulka Somalida Ogadeeniya, ayey dadweynah gobolka degan yihiin dadka ugu nabada jecel dhulka Somalida Ogadeeniya.

Gabalka Gode oo ah gabalkii martigaliyey wadhadaladii nadabada ee u dhaxeeyey dawlada Itobiya iyo ururka UWSLF, ayaa waxaa aad loogu amaana gacantii ay ka gaysteen nabada ka amaba qaaday dhulka Somalida Ogadeeniya.

Banaanbixii ka dhacay shalay magaalada Godey ayaa waxaa hadalo ka jeediyey waftigii nabada ee ONLF, oo ay ka mid ahaayeen xubno ka tirsan gudiga fulinta ee golaha dhexe ONLF, oo ay ka mid yihiin, Cabdi-nuur Maxamed Sooyaan, Xasan Cabdi Kaahin iyo Cabdulahi Qamaan.

Waxaa kale oo ka hadlay banaanbax, hogaamiye dhaqameedyada u dhashay gabalka Shabeele, in kasta oo uu dibada ku maqan yahay Ugaaska gabalka shabeele Ugaas Cabdiraxmaan Muxumed Qani.

Waxgaradka gabalka Shabeele, ayaa waxay soo saareen baaq taageero ah oo ay ku taageerayaan wadahadalada nabada ee u dhaxeeya dawlada Itobiya iyo ururka ONLF.

Baaqa wargaradka ayaan wali isaga oo qoraal ah na soo gaadhin, balse telefoon naloogu sheegay baaqooda.

Ogadeninfo