ONLF delegates are visiting the Nogob Region

A text message we have received through the satellite telecommunications system by our ogaden.info journalist with the ONLF delegates in Nogob, the western region of the Ogaden, says that the

Saturday, August 28th, 2010 Full Story

Wafti Balaadhan ah oo uu Hogaaminayo Fu,ad Cabdiqadir Farax Xidhkayoome, oo Booqasho Shaqo ku Jooga Magaalada Wardher ee Gabalka Doolo.

Wafti Balaadhan ah oo uu Hogaaminayo Fu,ad Cabdiqadir Farax Xidhkayoome, oo Booqasho Shaqo ku Jooga Magaalada Wardher ee Gabalka Doolo.

Wafti balaadhan, oo uu hor kacayo gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada ee ururka ONLF, Mudane Fu,aad Cabdiqaadir Faarax [xidhkayoome], oo baryahanba hawl shaqo u joogay gabalka Doolo, ayaa

Friday, August 27th, 2010 Full Story

Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya [Jwxo], oo Cambaaraysay Falkii Fulaynimo ee Muqdisho

Jabhada wadaniga xoraynta Ogadeeniya [Jwxo], waxay cambaaraynaysaa falkii fulaynimada ahaa ee ay kooxda argagixisada ah ee Alshabaab ay ku dileen dadweynaha shacabka ee deganaa Hotelka Muna.

Thursday, August 26th, 2010 Full Story

Statement: the Ogaden National Liberation Front [ONLF] Will Sign on the Final Peace Agreement with Ethiopia in October

Statement: the Ogaden National Liberation Front [ONLF] Will Sign on the Final Peace Agreement with Ethiopia in October

The Somali people in the Ogaden suffered a huge amount of political unrest in the region that caused many deaths and now is the time for a political solution

Tuesday, August 24th, 2010 Full Story

Xoghayaha Gaashaandhiga ee ONLF, Xuseen Mursal Kaahin iyo Wafti la Socda oo Gaadhay Tuulada Garsley

Xoghayaha Gaashaandhiga ee ONLF, Xuseen Mursal Kaahin iyo Wafti la Socda oo Gaadhay Tuulada Garsley

Dhuxun – [Aug 20, 2010] – Xoghayaha gaashaandhiga ee Jabhada wadaniga Xoraynta Ogadeeniya [Jwxo] [ONLF], N/hure Xuseen Mursal Kaahin iyo xubno ka tirsan golaha dhex ONLF, ayaa maanta gaadhay Tuulada Garasley oo ka

Saturday, August 21st, 2010 Full Story

Baaq Taagero: Wadahadalada Nabada ee ONLF iyo Itobiya oo ay Soo Saareen Waxgaradka Gabalka Shabeele [gode]

Gode – [Aug 19, 2010] – Waxaa maalintii shalay ahad ka dhacay magaalada Godey ee xarunta gabalka Shabeele, banaanbax aad u balaadhan oo ay sameeyeen dadweynaha magaalada Godey, oo lagu taageerayey wadahadalada

Friday, August 20th, 2010 Full Story

War Saxaafadeed: Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya [Jwxo]

War Saxaafadeed: Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya [Jwxo]

Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya [Jwxo], Waxay uga digaysaa Gudoomiyihii Hore ee ONLF, in uu ka baxo dambiyada uu maleegayo ee ka dhanka ah madaxda ONLF.

Thursday, August 19th, 2010 Full Story

50 Xubnood oo ka Tirsan Cwxo Ayaa Soo Gaadhay Degmada Xamaro

Xamaro – [Aug 18, 2010] – Wararka ka imanaya degmada Xamaro ee gabalka Nogob, ayaa sheegaya in ay maalintii shalay ahayd soo gaadheen magaalada 50 xubnood oo ka tirsan cwxo, oo hore uga hawlgali jiray gabalka Nogob

Thursday, August 19th, 2010 Full Story

Waftigii Nabada ee ONLF, oo Gaadhay Dhamaan Gabalada Dalka

JiJiga – [Aug 18,2010], Wararka ka imanaya xarunta maamulka Somalida ee Jijiga ayaa sheegaya in waftigii nabada ee ONLF, ay wada gaadheen dhamaan gabalada dalka, bilaabeena hawlahoodii nabada.

Wednesday, August 18th, 2010 Full Story